28.9 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2020

Yearly Archives: 2020

Dawlada Federaalka Soomaaliya oo beenisay in la sii daayay Dhakhaatiirta Dalka Cuba

0
Sii haayaha  Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay in la sii daayay labo dhakhtar oo u dhalatay dalka Cuba. Sii haaye Axmed...

Dawlada Federaalka Soomaaliya oo Isbedel ku sameeysay Heshiiskii Shirkadda Albeyrak ee maamusha Dekadda Muqdisho

0
Sii haayaha Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo goob-joog u ahaa Heshiis ay kala saxiixdeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda maalgashiga Albayrk...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta la kulamy qaar ka Tirsan Safiirada Dalalka Caalamka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay safiirrada dalalka Sweden, Norway, Denmark, Finland iyo Iceland u jooga Soomaaliya...

Gudiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka oo Maanta diiwaangeliyay 6 Xisbi

0
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka madaxa bannaan Xaliimo Ismaaciil ibraahim Xaliimo Yarey oo Hadal ka jeedisay munaasabad loo qabtay xisbiyad cusub ee la diiwaangeliyay ayaa sheegtay...

Faah Faahino ka soo baxaya Baabuur Tikniko ah oo miino ay kula qaraxday duleedka...

0
Wararka ka imanaya Degmada Balcad ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in Gaari Tikniko ah oo ay wateen Ciidamo ilaalo u ah Gudoomiyaha Degmada...

Alshabaab oo sii deeysay Dhaqaatiir u dhalatay Wadanka Cuba

0
Laba Dhakhaatiir oo u dhalatay Wadanka  Cuba ayaa la sheegay in Alshabaab ay sii daysay, Kuwaasi muddo ay ku haysteen gudaha Soomaaliya, Wasiirka arrimaha dibedda...

Waa kuma Maxamed Bin Salmaan?

0
Maxamed Bin Salmaan wuxuu magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga ku dhashay 31-kii bishii Agoosto ee sannadkii 1985-kii.   Wuxuu ahaa wiilka curadka ah ee uu dhalay...

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Dharkiinleey

0
Iska Hor,imaadkaan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa DDwaxaa uu u dhexeeyay Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya iyo Koox Burcad Islamarkaanakana...

Dhageyso : Hawlgal Amniga lagu xaqiijinayo oo ka socda Wadada Xiriirisa Jowhar iyo Balcad...

0
Wasiirka Amniga Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa Faah Faahin ka bixiyay Hawlgalo ka socda Wadada Xiriira Jowhar iyo Balcad ee gobolka shabeelaha Dhexe Wasiir...

Hay,adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo baaritaan ku sameyneysa dhammaan shaqaalaha Rayidka ah...

0
Hay.adda Nabada Suguda iyo Sirdoonka Qaranka ee Nisa ayaa qorsheynaysa in ay baaris ju sameyso shaqaalaha Wasaaradada shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya Qoraal...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...