Home 2020
Yearly Archives: 2020
Kiisas la Xiriira Cudurka Covid19 oo laga helay qaybo ka mid ah Soomaaliya
Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sheegtay dad badan oo laga helay cudurka Coronavirus, Dadkaas oo ku kala sugan qaybo ka mid ah Soomaaliya
warbixin ay...
Dhageyso :Madaxweyne Xasan sheekh oo ka hadlay waxyaabaha ay ku guuldareysatay Dawlada Madaxweyne Farmaajo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa shaaca ka qaaday in qorshihii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo...
Dhagaxyadii yaalay Qaar ka Tirsan Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo la qaaday
Wararka ka imaanaya Degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in xalay gabi ahaanba laga qaaday dhagaxyadii lagu xiray wadooyonka degmada wadajir
Shacabka degmada wadajir...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo gaaray Dalka Kuwait oo kulamo halkaasi ka...
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kuwait ee caasimadda Kuwait ayaa bilaabay kulamo ayla qaadanayaan madaxda...
Madaxweynaha Soomaliland oo Dahfuray Shirweynah Xisbiga Kulmiye
Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE oo maanta ka furmay Magaalada Hargeysa.
Shirweynaha Afraad...
Madaxtooyada Soomaaliya oo ka hadashay Safarka Madaxweyne Farmaajo ee Dalka Eritareya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Axad ah gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Ereteriya, halkaas oo ay...
Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dalka Ereteriya Halkaas oo lagu soo dhaweeyay
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaliya MaxamedCabdulaahi Farmaajo Farmaajo ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea, Waxaana Qasriga Madaxtooyada Dalkaasi ku qaabilay Madaxweynaha Dalka Ereteriya Isaias...
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta Safarkiisii ugu horeeyay ugu...
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta safarkii ugu horreeyay dalka ugu ambabaxay Dalka dibadiisa
Ra’iisal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo...
Maamulka Hirshabeele iyo Taliska Hawlgalka Amisom oo ka wada hadlay Xaqiijinta Amniga degaanada Hirshabeele
Wasiirka Amniga Hirshabeelle Maxamed Kheyre, ayaa Muqdisho kula kulmay Wakiilka Gaarka ah Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Danjire Francisco Madeira iyo Taliyaha Ciidanka AMISOM...
Alshabaab iyo Ciidanka Dawlada Federaalka oo ku dagaalamay shabeelaha Hoose
Ciidamada Dowladda FederaalkaSoomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa ku dagaalamay duleedka degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Dagaalka ayaa bilowday , kadib markii Al-Shabaab ay weerareen Kolonyo...

























