Monthly Archives: March 2021
Munaasabad Lagu daah-furayay Shirkada Gob-som oo lugu qabtay Dalka Turkiga.
Xaflad lagu daah-furay shirkad ay dhidibada u aaseen ganacsato dhalinyaro Soomaaliyeed, looguna magac daray Gob-som ayaa lagu qabtay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.
Munaasabada oo...
Kulankii BF oo soo xirmay iyo tuhunkii cuslaa oo 3 arrin darteed meesha uga...
Kulankii golaha shacabka ayaa soo xirmay, ayadoo ay ka maqan yahiin 15-ka xildhibaan ee laga mamnuucay iney yimaadaan 5-ta kulan ee soo socota kadib...
Golaha shacabka oo ansixiyay Xubno kamid noqonaya guddiga madaxa bannaan ee xudduudah
Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka waqtigiisa uu dhamaaday ee Soomaaliya ayaa ansixiyay labada xubnood ee kamid noqonaya guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha.
136 xildhibaan ayaa...
Alshabaab oo uga digtay Dadka Shacabka ah Isticmaalka tallaalka AstraZeneca
Al Shabaab ayaa Dadka shacabka ah uga digtay inay isticmaalaan tallaalka AstraZeneca ee dhawaan la keenay Soomaaliya.
Waxa ay shaki ka muujiyeen waxtarka iyo badqabka...
Kenya oo ka digtay weeraro Al-Shabaab ka geystaan Gudaha dalkaas
Warbaahinta Qaranka Kenya ayaa baahisay in laamaha Amniga dalkaas ay ka dalbadeen Shacabka inay u soo gudbiyaan macluumaad ka dhan ah anin lagu magacaabo...
Ciidamo horleh oo la dhigay Koontoroolada laga galo Madaxtooyada
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa saaka lagu arkayaa wadooyinka gala Madaxtooyada Soomaaliya, xilli la filayo in uu Maanta qabsoomo kulanka Golaha Shacabka.
Ciidamada...
faafaahin:Qarax Sababay Khasaare oo loo dhigay Ciidan katirsan Ilaalada nabadgaylada Waddooyinka.
Wadada Xaafadda Daarusalaam ee Muqdisho waxaa barqonimada maanta ka dhacay Qarax sababay dhaawac soo gaaray Ciidanka katirsan Ilaalada nabadgalyada Waddooyinka (Traffic) oo Gawaarida weydiiya...
R/W Rooble oo maanta la kulmaya Axmed Madoobe iyo Deni+Xog Akhriso
R/w Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la yeelan doona Madaxda Maamulada Jubbaland iyo Puntland.
Kulanka ayaa ka dhacaya hotel...
faafaahin:Ciidamo Faransiis ah oo duqeyn ku dilay 19 Ruux
Duqeyn ay fuliyeen ciidmada Faransiiska ayaa waxaa ku dhintay 19 qof oo rayid ah iyo 3 nin oo hubeysan oo ku sugnaa xaflad aroos...
Puntland oo digniin u dirtay Shaqaalaha Hay’adaha UN-ka
Xeer ilaalinta Dowlad Goboleedka Puntland iyo Guddiga dardar galinta canshuuraha shaqaalaha UN-ka ee ku sugan deegaanada Puntland oo digniin u diray ajaanib canshuurtii bixi...

























