25.4 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Ciidamada ammaanka oo xiray Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho.

0
Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa saakay xiray waddooyinka xiriira Wadnaha & Maka Al-Mukarara, waxaana ay ku jiraan Gawaarida Dagaalka oo ku buufsan sumadda Booliiska...

Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya & Ajande lagu soo kordhiyay {AKHRISO}

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah taariikhduna ku beegan tahay 31/3/2021 ay yeeshaan kulan xasaasi ah, kaa soo...

Abaar weli ka jirta degaano ka Tirsan Gobolka Gedo

0
Waxaa biyo la'aan ayaa ka taagan tahay gobolka Gedo, halkaas oo dadka iyo duunyadaba ay xaalad adag wajahayaan. Roobab yar oo ka da'ay deegaannada qaar...

Dawlada Masar oo u Hanjabtay Itoobiya

0
Madaxweynaha Masar Cabdel Fataax Al Sisi ayaa ka digay 'cawaaqib xumo daran oo ka dhalan karta' waa haddii biyo xireenka ay Itoobiya ka dhiseyso...

Dawlada Federaalka oo shaacisay in ay diyaar u tahay qabashada doorasho loo dhan yahay

0
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba u xaqiijinayso inay dowladda federaalku ay mar walba diyaar u tahay in xal laga...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Cumar C/qaadir Baarajab

0
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa uu dhammaday ee  Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda ciyaaraha iyo guud ahaan ummadda...

Al-Shabaab oo ‘isku dayey ‘inay khaarijiyaan’ Kibaki iyo Raila ODINGA – Warbixin

0
Dagaalyahanada Al-Shabaab ee ayaa 2012-kii isku dayey iney khaarijiyaan madaxweynihii hore dalka Kenya Mwai Kibaki iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee xiligaas Raila Odinga, sida...

Meydadka laba Ruux oo lagu arkay duleedka Magalada Jowhar

0
Wararka laga helayo Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sheegaya in degan ku yal duleedka Magaaladaas lagu arkay meydadka laba Ruux. Meydadka labada...

Mozambique: Kooxda Al-Shabab oo qabsatay magaalo muhiim ah

0
Dowladda Mareykanka ayaa wacad ku martay inay taageeri doonto Mozambique kadib dagaal dhimasho leh oo kooxda loo yaqaan Al-Shabab ee xiriirka la leh Daacish...

Diyaarad siday Wafdi ka socda Imaaraadka oo laga celiyay Garoon ku yaal G/Mudug

0
Wararka naga soo gaaraya  magaala xeebeeedka Garacad ee gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi maanta laga hor istaagay inay ku degto garoon...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...