Monthly Archives: March 2021
Madaxweynaha Dalka Tanzania Saamiya Xasan oo Philip Isdor Mpango u magacawday Madaxweyne ku xigeenka...
Madaxweynaha Tanzania Saamiya Suluhu Xasan ayaa madaxweyne ku xigeen usoo magacaawday wasiirkii maaliyadda ee dalkaas Philip Isdor Mpango.
Waxaana magacaabista madaxweyne ku xigeenka cusub shaaciyay...
Maamulka Somaliland oo Albaabada u laabaya Dugsiyada Waxbarshada
Wasaaradda waxbarashada maamulka Somaliland ayaa shaacisay in bartamaha bisha soo socota muddo laba bilood ah la xirayo dugsiyada waxbarashada xilli uu deegaannadaas si ba'an...
faafaahin:Dil ka dhacay Magaalada Hargeysa
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ee degaannada Soomaaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in Nin ku hubeysnaa tooreey uu Nin kale ku dilay mid kalena...
Al-Shabaab oo sheegtay inay Sarkaal ku dileen weerar ka dhacay Gobolka Bakool
Xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay saaka weerar ku qaadeen gaqadiid uu watay Sarkal ka tirsan Ciidamada Maamulka Koonfur...
Cumar Cabdirashiid oo ka digay heshiis Farmaajo la galayo Eritrea iyo Itoobiya {AKHRISO}
Senator Cumar Cabdrashiid Cali Sharmaake oo laba jeer Soomaaliya kasoo noqday Ra’iisul Wasaare ayaa ka digay heshiis uu sheegay in uu u dhaxeeyo, Eritrea,...
Maraakiibtii ku xayirneyd Kanaalka Suweysa oo bilaabay isticmaalka kanaalkaasi
Maraakiibta ayaa bilaabay inay isaga kala gooshaan marinka Suez kadib markii uu dhawaan xiray Markab weyn oo saameyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqa maraakiibta ee aggaas.
Maraakiib...
MW Ismaaciil Cumar Geelle oo xoojiyay Ololihiisa Doorashada Jabuuti.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xoojiyay Ololihiisa Doorashada 9-ka April 2021 ka dhaceysa Dalkaas, waxa uu taageerayaashiisa ka dalbaday in si kalsooni...
Maxuu yahay dalabka cusub ee W/caafimaadka kasoo saartay tallaalka COVID-19? {AKHRISO}
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku dalbatay in loo midoobo ka hortagga cudurka Coronavirus oo dhawaan dalka ku soo laba...
faafaahin: Ciidamada dowladda & kuwa Jubbaland oo howlgal Miino baaris ah fuliyay
Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehlinayeen kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howgallo miino baris ah waxaa ay kas ameeyeen degaano...
Wararkii ugu dambeyay Shirarka looga hadlayo doorashooyinka Soomaaliya
Wararka ka imaanaya xerada Xalane ayaa sheegay shirar gooni gooni ah iyo mid Guud oo u dhaxeeya madaxda dowlad goboleedyada iyo beesha caalamka ay...

























