Monthly Archives: March 2021
Abaar ka jirta deegaano ka tirsan Galmudug
Deegaanno badan oo ka tirsan Galmudug ayaa muddooyinkii la soo dhaafay waxaa laga soo sheegayay abaar saamaysay dan iyo duunyaba.
Deegaannadaas ay abaartu ku dhufatay...
Wasaaradda caafimaadka oo soo ku baaqday in xayiraad hor leh lagu soo rogo...
Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa soo jeedisay in xayiraad hor leh lagu soo rogo dalka si looga hortagga fiditaanka cudurka Karoona oo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray M/Baladweyne
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raagge ayaa saaka gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Taliyaha waxaa wehliyay saraakiil sare oo Amisom ka...
Dawlada Soomaaliya oo Cambaareeysay Weerar Madafiic ah oo Kooxda Xuutiyiinta ay ku qaadeen Dalka...
Wasaarada Arimaha dibada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambareeysay Weerar gantaalo ah ee ay kooxda xuutiyiinta ku qaadeen Magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudi carabiya.
Qoraal ka...
Kulan Amaanka looga hadlayay oo ka dhacay Magaalada Kismaayo
Wararka aynu ka heleyno Magaalada Kismaayo ee Xaruunta gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay a in kulan Amniga looga hadlayay uuka dhacay magaaladaasi
Kulanka ayaa u...
Alshabaab oo Weerar ku qaaday Magaalada Jowhar
Wararka ka Imaanaya magaalada Jowhar ee Xarunta Dawlad goboleedka Hirshabeele ayaa sheegay in xalay uu dagal ka dhacay gudaha Magaalada jowhar
Dagaalka ayaa la sheegay...
Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Midowga Muasharixiinta oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu lam kulmo Midowga Musharixiinta Muxaaradka
Kulankan ayaa la qorsheeyay in uu...
Maraykanka oo Ku Eedeeyay Itoobiya in Isir baa’bi’in ay ka Wado gobolka Tigray
Warbixin ay diyaarisay dowladda Mareykanka, islamarkaana uu helay wargeyska The New York Times ayaa lagu sheegay in Ethiopia ay wado “olole nidaamsan oo ah...
Dhageyso: RW hore Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo sheegay in Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya...
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, oo ka hadlay xaaladihii kala guurka ahaa ee uu dalka soo maray ayaa sheegay in...
























