24.8 C
Mogadishu
Saturday, July 5, 2025

Daily Archives: March 11, 2021

Madaxweyne Deni oo kala diray Golaha Degaanka ee Degmada Boosaaso

0
Madaxweynaha Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11 ku kala diray Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa...

Sheekh Shariif oo baaq deg deg ah ka soo saaray Abaaraha ka jira Gobolka...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ahna Gudoomiyaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada Abaareed ee ka jirta gobolka Gedo iyo...

Madaxweynaha Jubland iyo Gudoomiyaha Aqalka sare oo kulan ku yeeshay Muqdisho

0
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe , ayaa kulan la yeeshay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi xaashi. Cabdi Xaashi iyo Axmed madoobe ayaa ka wada...

Gudiga loo saaray Aaska Marxuum Cali Mahdi oo ka hadlay xilliga muqdisho la keenayo...

0
Guddiga  loo Xil saaray Aaska  Qaran ee loo maeynayo Allah u naxariitee meyka , madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Marxuum Cali Mahdi Maxamed, ayaa sheegay...

Sheekh Shariif iyo Xasan sheekh Maxamud oo booqasho tacsi ah ku tagay Hoyga Madaxweynihi...

0
Madaxweynayaashii hore e Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan shekh Maxamuud ayaa booqasho tacsi  ku taagay Hoyga uu Muqdisho ku lee yahay Madaxweynihii hore...

Dawlada Federaalka iyo Hay’adda WHO oo Maamulka Galmudug ku wareejiyay Agab Caafimaad

0
Wasaaradda caafimaadka Maamulka Galmudug ayaa Dawlada  Soomaaliya  iyo hey’adda WHO kala wareegtay agab caafimaad oo isugu jira kuwa looga hor tagayo iyo qalabka lagu...

Ciidamada Dawlada oo Hawlgalo ka Fuliyay qaybo ka mid ah gobolada Dalka

0
Ciidanka  xoogga dalka Soomaaliyeed   ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay deegaano ka tirsan gobollada Shabeelooyinka. Ciidanka aya Halgalka waxa ay ka sameeyeen  degaanada kala ah, maguurto,...

Dawladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Heshiis kala Saxiixday+Sawiro

0
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo DowladdaTalyaaniga kala  saxiixatay heshiis Deyn cafin ah oo daba socda go'aankii wadamada Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay 1.4 Bilyan...

Axmed Madoobe iyo Donald Yammamoto oo kulan ku yeeshay Muqdisho

0
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto ayaa maanta kulan ku  yeeshay Muqdisho waxana ay ka wadahadleen  arrimo...

RW Rooble oo ka Tacsiyadeeyay geerida Marxuum Axmed Jaamac Muuse

0
RW Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Taliyihii hore e Ciidanka Booliska Soomaaliya Qoraal ka soo baxay Xafiiska RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa loogahadlay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...