Dhageyso: Boqolaal Qoys oo Xaalad Adag ku soo wajahday degmada Baardheere

Wararka imaanaya degmadaa Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in boqolaal Qoys oo ku nool degmadaas ay laa soo gudboonaatay xaalad adag oo dhinaca nolosha ah.

Qoysaskaan  ayaa waxaa saameeyn ku yeeshay Roobab kii ka da’ay degmada Baardheere  iyo  daadad ka soo rogmaday Wabeiga degmada Baardheere.

Xasan Baardheere oo ka mid ah mas’uuliyiin ka soo jeeda degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa ugu baaqay Hay’aaha Samo Falka in ay gurmad la gaaraan dadkii ku guryo beelaey Roobabkii ka da’ay degmada Baardheere .

Halkaaan Hoose ka dhageyso Waraysiga Xasan Baardheere: