Sidee looga falceliyay magacaabista la Taliyaha sare Xafiiska Arimaha Bulshada ?

Xilli dhawaan Madaxweynaha Dawlad goboleedka koofur Galbeed Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta gareen uu La Taliyaha Sare ee Dhinaca Arimaha Bulshada Xafiiskiisa u magacaabay Mudane Dr. Maxamed Ibraahim Bilaal oo ah Aqoon yahan  khibrad u leh jagada loo magacabaay ayaa qaar ka mid ah Siyaasiyiinta iyo qaybaha kle ee bulshada waxa ay soo dhaweeyeen Uguna Hambalyeeyeen   xilka loo maagcaabaay Aqoon yahan Dr. Maxamed Ibraahim Bilaal waxana  ay Ugu duceeyeen in Alle uu la grab galo xilka loo magacaabay.

13kii bishaan march ayay ahayd markii Madaxweynaha koofur galbeed Mudane lafta gareen uu Dr. Maxamed Ibrhaaim Bilaal u magacaabay La Taliyaha sare ee Dhinaca Arimaha Bulshada Xafiiska Madaxweynaha Koofur Galbeed

Halkaan Hoose ka Akhri wareegtada Dr . Maxamed Ibraahim Bilaal lagu magacaabay:

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info @aragticusub.com