Monthly Archives: March 2021
khasaare ka dhashay Madaafiicda lagu Tuuray Xerada Xalane
Faah Faahino ka soo baxaya Weerar Hoobiyayaal ah oo maanta lagu qaaday Xerada Xalane eek u taala garoonka diyaradaha ee Muqdisho.
Inta la og yahay...
Qarax Miino oo lala eegtay Gaari uu la socday Sarkaal ka tirsan Ciidan Dawlada
Warar Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaraha ka dhashay Qarax ka Magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa ka dhacay Degmada Deyniile waxana lala eegtay baabuur nuuca...
Madafiic lagu Tuuray Xerada xalane
Wararka ka imaanaya Xerada Xalane ee ku taala Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in Hoobiyaal daqiiqado ka hor lagu tuuray halkaasi.
Dhowr Hoobiye ayaa lagu...
Madaxda Dawlad goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo maanta ku kulmaya Muqdisho
Wakiilada Beesha Caalmaka eek u sugan Soomaaliya iyo madxada dawlad goboleedyada oo maanta kulan ku yeelanaya Muqdisho.
Safiirada Dalalka Beesha Calamka eek u sugan muqdisho...
Wasiir Jamaal Maxamed xasan oo sheegay in Puntland Cadaadis ay ku haayaan shacabka Degmada...
Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Xilgarsiinta , Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka hadlay bannaanbax shalay ka dhacay degmada Dhahar.
Wasiirka qorsheynta XFS ayaa sheegay in ciidamada Puntland...
Puntland oo ka Jawaabtay Eedeeyn uga Timid Dawlada Madaxweyne Farmaajo
Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Eedeeyn uga timid dowladda Federaalka Soomaaliya ee waqtigeeda uu dhammaaday , taas la xiriirta in ciidamada Puntland ay xabbad...
Taliska Ciidanka Booliska oo ka warbixiyay Hawlgalo ay ka sameeyeen Muqdisho
Taliyaha ciidanka booliska Sarreeye Guuto Cabdi Xijaar ayaa ka hadlay dhac Maalmihii dambe loo geysanayey shacabka ku nool Xaafado ka Tirsan Muqdisho iyo Hawlgal...
Wasiir Dubbe oo u digay Wakiilada Beesha Caalamka ee ku sugan Soomaaliya
Wasiirka warfaafinta eeXukuumada Xilgaarsiinta Dalka , Cismaan Abukar Dubbe magaalada ayaa sheegay in qoraallo ay soo saareen safiirada dalalka shisheeye qaarkood aysan waafaqsaneyn shuruucda...
Hay’ad ku Eedeeysay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Ciidanka Dawlada ay laaluush ka qaataan Dadka...
Hay’ad la dagaallanta musuqmaasuqa Soomaaliya oo daraasad ka sameysay heerka musuqa Soomaaliya ayaa sheegtay in musuqmaasuqa uu ku baahay guud ahaan Soomaaliya.
Daraasaddan cusub oo...
QM iyo Beesha Caalamka oo sheegay in aysan Taageeri doonin Muddo Kororsi iyo Doorasho...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in beesha caalamka aysan taageeri doonin muddo kordhin loo sameeyo hay’adaha DawladaSoomaaliya ee muddo xileedkoodu uu dhammaaday iyo Hanaan doorashooyin...

























