Monthly Archives: March 2021
Wasiiro ka Tirsan Xukuumadda uu Waqtigeeda Dhamaaday oo Degmada Balad Xaawo ee gobolka...
Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in saraakiil ka tirsan dawladda ay duleedka magaalada Beled Xaawo kula kulmeen Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo soo ahaa Wasiirka...
Xarun laga soconayo Marakiibta Isticmaasha Xeebaha Soomaaliya oo laga hirgeliyay Muqdisho+Ujeedo Daawo Sawirada
Wasiirka kalluumaysiga iyo Kheyraadka ee Xukuumadda Xilgaarsiinta iyo xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa si wada jir ah xariga uga jiray xarun la gala...
Dawlada Federaalka oo Cambaareeysay Fal ay sheegtay in Ciidanka Puntland ay kula kecen shacabka...
Qoraal kooban oo ka soo baxay Dawlada waqtigeeda uu dhmaaday ayaa lagu cambaareyay Tallaabo maamulka Puntland ciidankooda ay wax yeelo ugu geysteen shacabka Degmada...
Deni iyo Qoor Qoor oo kulan xalay ku yeeshay Muqdisho
Madaxda maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa xalay kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho.
Kulanka oo ka dhacay xeyndaabka Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa looga hadlay sidii...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaaray Magaalada Kismaayo
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta kmg ah u ah maamulka Jubland
Madaxweyne Ku-xigeenka 1-Aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid...
Trump oo dib ugu soo laabanaya baraha bulshada
Madaxweynihii Mareykanka Donald Trump ayaa dhawaan dib ugu soo laabanaya isticmaalka baraha bulshada, sida uu sheegay la taliyihiisa.
Trump wuxuu dib u furan doonaan boggag...
Cudurka Covid19 oo ku sii fidaya degaanada Soomaaliland
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in labadii bilood ee la soo dhaafay uu dad badan soo ritay xanuunka Covid-19 oo mawjadii labaad ah.
Wasaaradda caafimaadka ayaa...
Musharaxala tartamaya Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
Dalka Jabuuti waxaa lagu wadaa toddobaadkan in ay ka bilaabmaan ololaha doorashada madaxtinnimada oo la filayo in dalkaas ay ka dhacdo bisha April horraanteeda.
Durba,...
Farmaajo oo kulan deg deg ah la yeeshay 3da Maamul gobeeleed ee taageersan iyo...
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Qaran ee dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka iyo fulinta heshiiskii 17-ka...
Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo shir deg deg ah Isugu yeeray Golaha Badbaado...
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubland ayaa shir Deg Deg ah isugu yeeray Golaha Badbaado Qaran.
Shirka ayaa la sheegaya in looga hadlayo khilaafka ka taagan...

























