Monthly Archives: March 2021
Boqolaal Qof oo ka barakacay qaybo ka mid ah Caasimada Sydney dalka Australia
Xaafado badan oo ku yaalla magaalada Sydney ee caasimada dalka Australia ayaa la amray in dadka laga daadgureeyo sababo la xiriira halista fatahaado xoogan...
Cudurka Covid19 oo mar kale ka dilaacay Dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya
Wasaaradda caafimaadka ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegtay in cudurka Covid-19 uu kusoo laba kacleeyay deegaanka isla markaana la diiwaangeliyay kiisas hor...
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Fariin Culus u diray Madaxweyne Farmaajo
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo u xiran Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee Dalka
Sheekh Xasan daahir Aweys ayaa sheegay in Madaxweyne...
Dhalinyaro laga soo Aruuriyay gobolka Gedo oo loo soo qaaday magaalada Muqdisho+ Ujeedo
Wararka k imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dhalinyaro ku heyb ah Madaxweyne Farmaajo Islamarkana laga soo Aruuriyay gobolka Gedo la keenay magaalada Muqdisho
Dhalinyrada...
Wasaarada Caafimadka oo ka hadashay Badqabka Talaalka Astrazeneca ee Covid19
Qoraal ka soo baxay wasaaradda caafimaadka ee Xukuumadda Xilgaarsinta Soomaaliya ayaa looga hadlay shaki gelinta la xiriirta talaalka COVID-19
Wasaaraddu waxay sheegtay in talaalka uu...
Turkiga oo duqayn ka geystay degaanka Saida ee Dalka Suuriya
Wararka ka imanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ay duqeymo ka fuliyeen gudaha dalka Suuriya.
Duqeymaha ayaa lala bartilmaameedsaday goobo ay...
Dawlada Soomaaliya oo kordhisay Xayiraada Cudurka Covid19
Dowladda Soomaaliya ee Muddo Xileedkeedu uu dhammaaday ayaa sheegtay in xayiraadihii bishan horraanteedii loo soo rogay xakameynta cudurka COVID-19 awgeed ay sii soconayaan laba...
FaahFaahino ka soo baxaya shil Baabuur oo xalay ka dhacay Isgoyska Siinaay
Faah Faahino ayaa ka soo baxaya shil baabuur oo xalay ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho.
Shilka ayaa ka dhashay ka markii Baabuur Nuuca...
Madasha Badbaado Qaran oo qoraal ay kaga hadlayaan Fashilka Madaxweyne Farmaajo u diray Beesha...
Madasha Badbaado Qaran ayaa Qoraal ay u direen dalal iyo hay’ado caalami ah ku dalbaday inay si deg deg ah usoo faro-geliyaan khilaafka ka...
Puntland oo ka hadashay Libaaxyo lagu dilay Dalka Uganda
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Degaanka iyo Isbeddelka Cimilada Puntland, ayay kaga tacsiyaysay Geerida libaax, inkastoo aysan sheegin sababta keentay dhimashadood
“Wasaaradda Deegaanka Beeraha iyo...

























