29.2 C
Mogadishu
Monday, May 11, 2026
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Jubland oo ku Eedeeysay Madaxweyne Farmaajo in uu Abaabul dagaal uu ka wado gobolka...

0
Maamulka Jubaland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay si adag ugu cambaaraysay abaabul dagaal, oo sida ay sheegtay Madaxweyne Farmaajo ka wado Gobolka Gedo, halkaas...

Madaxweyne Farmaajo oo markii Afaraad shir ku baaqay

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii arrimaha doorashooyinka ee udhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya,...

Maraykanka oo ku baaqay in deg deg loo qabto doorashooyinka Soomaaliya

0
Bayaan ka soo baxay xoghayahay arrimaha dibada Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu sheegay in Mareykanku ka walaacsanyahay jahawareerka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya, taas...

Dawlada Soomaaliya oo Ciidamo geysay Degmada Doolow ee gobolka Gedo+Sawiro Daawo

0
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Dawlada Federaalka Soomalaiya maanta Ciidamo iyo Gaadiid dagaal ay geysay degmada Dooloow ee gobolka Gedo Ciidamadaan iyo...

Wasaarada Caafimaadka XFS oo soo bandhigtay Xogtii Ugu dambeeysay ee Cudurka Covid19

0
Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa soo saartay warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 325 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...

Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo oo lagu Eedeeyay in uu ku guuldareystat in doorashooyin dalka uu...

0
Sheekh Fu’aad Bin Caqiil oo ka mid ah Aqoon yananada Soomaaliyeed oo ku nool Dalka Swedan ayaa soo soo dhaweeyay Madasha badbaado Qaran ee...

Maxay ka wada hadleen Wasiir Beyle iyo Safiirka Dawlada UK Soomaaliya?

0
Sii haayaha Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Xilgaarsiinta Dalka  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga ee Zoomka shir kula yeeshay Danjiraha cusub UK ee...

Kenya oo war ka soo saartay Kiiska Dacwadda Badda Soomaaliya ee la geeyay Maxkamadda...

0
Dowladda Kenya ayaa mar kale FaahFaahin ka bixisay sababta ay u diiday ka qeyb galka kiiska muranka badda ee Soomaaliya kala dhaxeya. Bayaan ay soo...

Daahir Geelle oo ka hadlay aragtida Siyaasadeed ee Madaxweyne Farmaajo

0
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geele oo ka Tirsan Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay aragtida siyaasadeed ee madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdilaahi...

Saamiya Xassan oo loo dhaariyay madaxweynaha Cusub ee DalkaTansaaniya

0
Saamiya Xasan ayaa maanta loo dhaariyay xilka, iyada oo gacanta ku haysata kitaabka Qur'aanka , waxayna dhaarta ka dhacday qasriga madaxtooyada oo ku yaala...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...