Monthly Archives: March 2021
Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Tababar loo soo xiray+Sawiro Daawo
Madax ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta Degmada Badhan ee gobolka Sanaag tababar ugu soo xiray dufcadii 2aad ee ciidamada daraawiishta oo ka baxay...
Samia Suluhu Hassan loo dhaarin doono Madaxweynaha cusub ee dalka Tansaaniya
Madaxweyne ku xigeenka dalka Tanzaniya Samia Suluhu Hassan ayaa loo dhaarin doona Madaxweynaha cusub ee dalka Tansaaniya ka dib markii uu geeriyooday Madaxweynihii dalkaasi.
Sida...
Dadka Socodka gaaban oo Halis ugu jira in ay u geeriyoodaan Cudurka Covid19
Dadka sida tartiibta ah u socda waxay halista ku aaddan in loo dhinto cudurka Covid-19 uga dhow yihiin dadka kale, sida lagu ogaaday daraasad...
Golaha Wasiirada Xilgaarsiinta dalka oo shir looga hadlayo Doorashooyinka uu uga Furmayo Muqdisho
Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir ayaa maanta ka furmaya Hotelka Decala ee Garoonka Aadan cadde.
Wajigii 1aad ee Shirkan ayaa horay...
Dadaalo lagu xalinayo Khilaaf soo kala dhex galay Deni iyo Qoor Qoor oo Muqdisho...
Madaxda Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa mudooyinka dambe uu soo kala dhex galay mad madow Siyaasadeed
Hadda Magalada Muqdisho waxaa ka socda Dadaalo Siyaasadeed ee...
Xildhibaan ka Tirsanaa Baarlamaanka Jubland oo u geeriyooday Cudurka Covid19
Madaxweynaha maamulka Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummada Soomaaliyeed , geerida ku timid Alle ha...
Puntland oo Xukun ku riday Doomo si sharci darro ah uga...
Maxkamadda darajada kowaad ee magaalada Boosaaso, ayaa ku ridday doonyo kalluumeysi oo lagu helay, in ay si sharci-darro ah uga kalluumaysanayeen xeebaha Puntland.
Lix doon...
Dhageysiga Kiiska Dacwadda Badda Soomaaliya oo maanta la soo gabagabeyn doono
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shaaca ka qaaday in maanta oo khamiis ah la soo gabo gabeyn...
Jadwalka Talaalka Covid19 ee degmooyinka gobolka Banaadir oo la shaaciyay
Wasaarada Caafimaadka Xukuumadda Xil gaarsiinta dalka ayaa soo saartay Jadwalka Talalaalka Covid19 ee degmooyinka gobolka Banaadir
Hoos ka Akhriso sida loogu qorsheeyay Talalaalkaasi Degmooyinka gobolka...
Qaramada Midoobay oo ka hadashay shirka looga hadlayo khilaafka doorashooyinka Soomaaliya ee ka dhici...
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa ka hadlay shirka looga hadlidoono doorashooyinka soomaaliya oo dhawaan...

























