25.3 C
Mogadishu
Saturday, June 28, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Madaxweynihii Dalka Tanzania oo geeriyooday

0
Madaxweynihi Taanzaaniya John Pombe Magufuli ayaa ku geeriyooday magaalada Daarusalaam. Madaxweyne ku xigeenka dalka Taanzaaniya Samia Suluhu Hassan ayaa xaqiijisay geerida madaxweynaha xilli ay tabin...

Maxay ka wada hadleen Musharax Jibriil Ibraahim Cabdulle iyo RW Rooble?

0
RW Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble  ayaa xafiiskiisa ku qaabilsay  Musharrax Madaxweyne  Jibriil Ibraahim Cabdulle. Musharax  Madaxweyne Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa Ra’iisul Wasaaraha Rooble...

RW ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed oo ka hadlay xilliga la soo Gunaanadayo Kiiska...

0
RW ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay  in beri aoo khamiis ah la soo gabo gabeyn doono dhageysiga kiiska dacwadda baddeenna...

Ruushka oo Faragelin ku sameeyay doorashadii looga adkaaday Trump

0
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa oggolaaday isku day uu dalkiisa ku faragelinayay doorashadii Maraykanka ka dhacday sanadkii hore, si uu ugu guulaysto Donald Trump,...

Madaxweynaha Turkiga oo oo la yaabay Codsiga uga yimid Sacuudiga

0
Madaxweynaha Turkiga, Rajab Tayib Erdoğan ayaa shaaciyay in Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay ka codsatay in dalkiisa uu ka iibiyo diyaaradaha dagaalka ee aanu duuliyaha...

Sii haayaha Wasiirka Amniga oo Magaalada Dooxa kula kulmay Ra’iisdal Wasaaraha Dalkaasi

0
Sii haayaha Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo ku sugan Caasimadda dalka Qatar ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

Ciidanka PMPF ee Puntland oo shaaciyay in Hawlgal ay ku dileen Xubno ka Tirsan...

0
Ciidamada PMPFT Puntland ayaa hawlgal qorshaysan oo ay ka Sameeyeen  Buuraleyda Golis ee Gobolka Bari, waxay ku dileen Xubno ka tirsan Al-shabaab, sida ay...

Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay Ereyo dhibaato ku noqonaya Kenya

0
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Jubaland Ahmed Madoobe)ayaa sheegay in Xukuumada iyo Shacabka Jubaland ay garab taaganyihiin Qadiyada badda Soomaaliya  sidoo kalena rajo weyn ka qabaan...

Gudiga Gurmad Abaaraha oo gobolka Gedo gaarsiyay lacago loogu talagalay in Biyo dhaamin lagu...

0
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa deeq lacageed oo biyo dhaamin loogu sameynayo dadka ay saameeyeen abaaraha gaarsiisay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo. Ujeedka wafdiga uu...

Dawlada Soomaaliya oo sheegtay in ay soo idlaatay wareega koowad dhageysiga Dacwada Badda...

0
Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa sheegay in uu si rasmiya u soo xirmay wareega kowaad ee dhegaysiga dacwadda badda ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...