Monthly Archives: March 2021
Maxay ka wada hadlen Qoor Qoor iyo Xubno ka Tirsan Midowga Musharixiinta?
MadaxweynahaMaamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay hoyga uu ka deganyahay Muqdisho casho sharaf ugu sameeyay xubno ka tirsan Midowga Murashixiinta Muqdisho.
Madaxweyne...
ICJ oo maalintii labaad Guda gashay Dhageysiga Kiiska Dacwadda Badda Soomaaliya
Maalintii labaad ayaa la guda galay dhageysiga kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya inkasta oo Kenya ay sheegtay in ay...
Ciidanka PSFta Puntland oo dib u soo furtay maxaabiista laga sii daayay xabsiga Boosaaso
Ciidamada PSFta Puntland , ayaa sheegay in ay soo furteen maxaabiis badan oo Al-shabaab kala baxday xabsiga weyn ee Boosaaso.
War Qoraal ah oo ka...
UK oo Soomaaliya ku dartay Liiska Wadamada ay ka mamnuucday dalkeeda
Xukuumadda UK ayaa sheegtay in marka la gaaro 19-ka bishan Maarso ee sanadkaan 2021 aysan dalkeeda Tagi karin dadka ka imaanaya Soomaaliya ama safarka...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO QAATAY TALLAALKA CUDURKA COVID-19 EE LA SOO GAARSIIYEY DALKA
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ayaa adkeeyey masuuliyadda adag ee shacab iyo dowladba inaga saaran samatabixinta caafimaad iyo nololeed...
Dawlada Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala Saxiixday Heshiis lagu dhisayo 4 wado
XFS iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan dhismaha wadooyin muhiim u ah Dalka.
Heshiiskan ayaa qeyb ka qaadanaya dhismaha waddooyinkan oo lamma...
Madaxweyne Qoor Qoor oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtayMagaalada Muqdisho ka dib safar uu ugu maqnaa dalka Turkiga,
Madaxweyne Qoor...
Wadamo badan oo Joojiyay Isticmaalka tallaalka Covid19 ee AstraZeneca oo shalay la keenay Muqdisho
Wadamada Germany, France, Italy iyo Spain ayaa hakiyay isticmaalka tallaalka COVID-19 ee ay sameysay shirkadda AstraZeneca, kadib markii ay soo bixino warbixino sheegaya waxyeellooyin...
Sarkaal la dhashay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo ka badbaaday Qarax ka dhacay Gaalkacyo
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo aya sheegaya Sarkaal ka tirsan Laanta dambi-baarista C.I.D in maanta uu ka badbaaday qarax lala beegsaday gaarigiisa xilli uu...
RW Hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo Rajo ka muujiyay go’aanka...
Ra’iisal Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay khilaafka Badda Soomaaliya ee Kenya ay Muranka gelisay, ka dib shalay oo ay...

























