27.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Awqaafta ee XFS oo soo saaray Amaro lagu xakameynayo Cudurka...

0
Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa  kulan looga hadlayay ka hortagga Cuduroa Covid19  kula qaatay masjidka isbaheysiga culimaa’udiinka, imaamyada...

Mahdi Guuleed oo sheegay in dawlada Soomaaliya ay ku kalsoon tahay Go’aanka Maxkamada ICJ...

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay dhagaysiga dacwada badda Soomaaliya . ayaa sheegay in Soomaaliya...

Ciidamada Dawlada oo dib ula wareegay gacan ku heynta degmada Mahdaay ee gobolka Shabeelaha...

0
Wararka ka imaanaya Degmada Mahdaay ee gobolka shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidanka Dawlada Federaalka Soomaaliya ay dib ula wareegen gacan ku heynta degmada...

Ciidanka Badda Puntland oo gacanta ku dhigay doomo kalluumeysi

0
Ciidamada Badda ee Maamulka  ee  looyaqaan PMPF, oo hawlgal qorshaysan ka sameeyay xeebaha gobolada Bari iyo Sanaag, ayaa qabtay  10 doonyood oo kuwa kalluumeysiga...

Maxakamada ICJ oo Maanta bilaabeysa Dhageysiga Dacwada Badda Soomaaliya

0
Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ, ayaa maanta mar kale bilaabi doonta dhegaysiga dacwadda ku saabsan kiiska badda Soomaaliya iyo Kenya. Wareega kowaad ee dhegaysiga dacwadda,...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MALAAQ YUUSUF CABDIYOW MACALLIN

0
Madaxweynaha Dawlada  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaanna bulshada iyo...

Puntland oo shaacisay Xilliga la bilaabayo Jadwalka Diiwaan gelinta Codbixiyaasha

0
Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland, ayaa maanta shaaciyay Xilliga la bilaabayo  diiwaan-gelinta codbixiyaasha saddex degmo, oo laga qaban doono Doorashooyinka Golayaasha Degaanka oo...

Dawlada Soomaaliya oo sheegay 5.9 milyan oo Soomaali ah heysato dhibaatooyin ka dhashay...

0
Shir jaraa’id oo maanta magaalada Muqdisho ay ku qabteen guddoomiyaha guddiga  Gurmadka Abaaraha ahna wasiirka maaliyadda, wasiirka warfaafinta iyo wasiirka gargaarka Soomaaliya ayay ku...

Sheekh Shariif oo bogaadiyay kulanka Midowga Musharixiinta iyo Madxada Maamulada Puntland iyo Jubland uga...

0
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay shirka Magaalada Muqdisho uga socda Midowga Musharixiinta iyo Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland. Sheikh shariif sheikh...

Midowga Musharixiinta iyo Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo shir uu uga socdo Muqdisho

0
Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho ayaa kulan waxaa uu uga socdaa Madaxweynayaasha maamulada Puntland , Jubland  ,Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Madoobe iyo midowga...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...