28.9 C
Mogadishu
Thursday, June 26, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Kenya oo ka baxday Dhageysiga Kiiska Dacwada Badda ee kala dhexeya Soomaaliya

0
Dowladda Kenya ayaa isaga baxday dhageysiga kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya, da ay  xaqiijiyeen ilo ka tirsan xafiiska xeer ilaaliyaha dalka Kenya. Sida...

Musharrax Madaxweyne Daahir Geelle oo ka hadlay Qarax lala eegtay Ilaaladiisa

0
Musharax Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay qarax xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala eegtay Ilaaladiisa Qaraxa ayaa ka dhacay nawaaxyiga...

Dhageyso: Beesha Gaal jecel oo qaylo dhaan ka soo saartay dhibaatooyinka ka jira Leego...

0
Xaliimo Cabdule oo ka mid ah Dadkii ka soo barakacay degaano hoostaga Degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka hadashay xaalada ay ku...

Dhageyso: Maamuulka Degmada Leego ee G/ Shabeelaha Hoose oo ka hadlay Xaalada Dadkii laga...

0
Gudoomiyaha Degmada Leego ee gobolka Shabeelaha Hoose Abuukar Cabdulaahi Isaaq Al Cadaala oo u waramay Warbahinta Aragti Cusub ayaa ka hadlay  xaalada Tuulooyin hoostaga...

Ciidamada Dawlada oo Hawglo ka sameeyay Degaano hoostaga degmada Balcad ee G/ shabeelaha Dhexe

0
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoosta degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe  Halkaas oo Fariisin ay ku lahaayeen , Al-Shabaab Deegaanada...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA JANARAAL CABDIRAXMAAN MAXAMUUD CALI-BAYR

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u...

Faah Faahino ka soo baxaya Qarax Caawa ka dhacay Muqdisho

0
Hal qof ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax caawa ka dhacay Wadada 21 October una dhow xerada Afisyoone ee Magaalada...

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

0
 Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi ayaa gelinkii dambe maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho Wafdiga Madaxweyne Deni ayaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho waxaa...

Ciidamada Ilaalada u ah Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Magaalada Muqdisho+Sawiro Daawo

0
Ciidamada ilaalada gaarka u ah Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho . Ciidankaan ayaa hordhac u ah waftiga Madaxweynaha Punltand Siciid...

Madaxweynaha Somaliland, oo Waraaqda Aqoonsiga Ka Gudoomay Wakiilka Imaaraadka Carabtu U Soo Magacawday...

0
Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka gudoomay waraaqda aqoonsiga wakiilka Imaaraadka Carabtu u soo magacaabay Somaliland, Amb, Abdulla Alnaqbi. Wakiilka oo madaxweynaha Somaliland...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...