Monthly Archives: March 2021
Golaha Amaanka oo Muddo kordhin sameeyay Ciidamada Amisom
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa waqtiga u koordhiyay Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya
Shir jimcihii shalay ay yeesheen golaha ayaa muddo kordhin loogu...
Maamulka Gobolka Banaadir oo sagootiyay Caruur Xaalad caafimad loogu qaaday Turkiga
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalaada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa maanta garoonka diyaarada Aadan Cade ka sagootiyay 3 Caruur ah oo...
Dawlada Soomaaliya oo sheegtay in boqolaal qof oo qaxooti ah oo ku sugan...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen ayaa sheegay in boqollaal qaxooti ah oo Soomaali ah dalkooda hooyo dib loogu soo celin doono dhammaadka bishaan...
Wafdi ka Socda Dawlada Federaalka oo gaaray Dalka Ciraaq
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha eeXFS Xasan Cabdinuur Cabdi iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Bagdaad eeCaasimada Dalka Ciraaq, Waxaana Garoonka diyaaradaha ku...
Qaar ka Tirsan Wadooyinka Muqdisho oo Xiran
Ciidamo ka Tirsan dawlada Federalka Soomaaliya ayaasaakay xiray inta badan wadooyinka Magalada Muqdisho
Ciidamo aa u hubeysan oo qaarkood wata gaadiidka dagaalka ayaa xiray isgoysyada...
Mas’uuliyiinta Maamulka magaalada Minneapolis oo 27 milyan doolar oo magdhow ah u...
Masuuliyiinta magaalada Minneapolis ayaa 27 milyan oo magdhow ah u ansixiyay qoyska George Floyd, oo ahaa nin madow oo Maraykan ah.
Dilkii uu askariga boolis...
Caqabad Cusub uu wajahayo Shirka looga hadlayo Doorashooyinka Soomaaliya
Shirka u Dhexeya Dawlada Federaalka , Dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa shaki badan laga muujinaya qabsoomidiisa
Shirkaan oo looga hadlayo Arimaha doorashooyinka dalka ayaa...
Madaxweyne Deni oo ku soo wajahan Muqdisho
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maalmaha soo socda ku soo wajahan magaaladatan Muqdisho, oo uu Uga qayb-galayo shirka arrimaha doorashada dalka.
Madaxweynaha Puntland Sacaciid...
Musharax Daahir Maxamuud Geele oo ka hadlay Wada hadalada Dawlada iyo Mucaaradka
Daahir Maxamuud Geele oo ka Tirsan Golaha Midowga Musharixiinta Mucaaradka ah ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka
Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaca ka...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN TACSI AH LA QAATAY UBADKA IYO EHELADA MADAXWEYNIHII HORE EE...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ubadka, qoyska iyo qaraabada Madaxweynihii Hore ee Dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed...

























