25.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Dhageyso:Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda oo ka Tacsiyadeeyay geerida Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed

0
Gudoonka Xisbiga Amniga iyo Cadaaladda ayaa ka tacsiyadeyay Geerida Madaxweynihii hore Soomaaliya  Cali Mahdi Maxamed oo maanta Aas Qaran loogu sameeyay Magaalada Muqdisho. Janaasada marxuumka...

Hay’adda Amnesty international oo ugu baaqday Puntland in Xoriyadiisa dib ugu celiso wariye Kilwe

0
Hay’adda u Dooda xuquuqul Aadanaha ee Amnesty International oo sheeggtay inay aad uga walaacsan tahay xaaladda xorriyadda ee Wariyeyaasha ka hawlgala deegaanada Puntland ayaa...

laba Arimood oo uu ka qoomameeyay Intii uu noolaa Marxuum Cali Mahdi Maxamed

0
Allah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho janaasada loogu tukaday meydka madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo Arbacdii ku geeriyooday magaalada...

Aas Qaran oo Magaalada Muqdisho loogu Sameeyay Meydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali...

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed oo Aas-Qaran...

Amiika Dalka Qatar oo ka tacsiyadeeyay geerida Madaxweyne Cali Mahdi Maxamed

0
Amiirka wadanka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad ayaa uga tacsiyeey Dawlada Soomaaliya iyo Dhamman shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA SULDAAN AXMED JAAMAC XIRSI

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u...

Madaxweyne Deni oo Maamul kumeel gaar ah u Magaacabay degmada Boosaaso

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa  maamulka kumeel gaar ah u magaacabay degmada Booaaso. Wareegto ka soo baxday  Xafiiska Madaxwene Deni ayaa Cabdiqani Axmed Ismaacil...

Dagaal xalay ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Baaladweyne ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Xalay  Halkaasi uu dagaal ka dhacay Dagaalka ayaa u dhexeeyay Ciidamo Militari ah...

Meydka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo saacadaha soo socda la keenayo Muqdisho

0
Meydka Madaxweyhihii hore ee Soomaaliya  Cali Mahdi Maxamed ayaa lagu wadaa in la keeno Magaalada Muqdisho Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa saakay la xiray iyadoo Halkaas...

Madaxweyne Deni oo kala diray Golaha Degaanka ee Degmada Boosaaso

0
Madaxweynaha Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 11 ku kala diray Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland qodobkiisa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...