Monthly Archives: March 2021
Kulan Amniga looga hadlayay oo ka dhacay Magaalada Boosaaso
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay shir-guddoomiyay kulan ku saabsan Amniga,oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.
Qoraal ka soo baxay...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee ciidanka Booliska
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Axmed Jaamac.
Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay inuu naxariistii Janno...
Dawlada Soomaaliya oo sheegtay in Baroordiiq Muddo 3 cisho ah loo sameyn doono...
Dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadaysay geeridii ku timid Allaha unaxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday magaalada Nairobi ee caasimadda...
RW Rooble oo Magacaabay Gudi ka Shaqeeya Aas Qaran oo loo Sameynayo Marxuum Cali...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Marxuum...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MADAXWEYNIHII HORE EE DALKA
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun.
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u...
RW Rooble oo ka Tacsiyadeeyay geerida Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxmed.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa marxuumka...
Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka oo ku geeriyooday Dalka Turkiga
Waxaa Caawa Dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka oo degaan doorashadiisa ay tahay Jubland
Xildhibaan a ayaa lagu magacaabi jiray Fiilow Isaaq...
Wax ka Ogow Taariikhda iyo Halka uu ku dhashay Madaxweynihii hore Soomaaliya Cali Mahdi...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed Wuxuu ku dhashay tuulada Cadoow uul oo ka tirsan Gobolka shabeelada dhexe sanadkii 1938 dii.
Cali Mahdi wuxuu wax ku...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo geeriyooday
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, sida ay warbaahinta Aragticusub u xaqiijiyeen xubno ka...
M/ Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Danjiraha Cusub Dawlada Ingariiska u qaabilsan Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate Foster.
Danjire Kate oo...

























