Monthly Archives: March 2021
Madaxweynaha Dalka Uganda oo Warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Soomaaliya ee Dalkaasi
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa waraaqaha danjirino maanta ka guddoomay Safiirka cusub Soomaliya ee dalka Uganda, danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur).
Safiirka Soomaaliya ee...
Midowga Musharixiinta oo Cambaareeyay Weeraradii lagu qaaday Xalane iyo Maqaayada Luul Yemani
War qoraal ah oo ka soo baxay goalaha Midowga Musharaxiinta ayaa lagu cambaareeyay labadii weerar ee lagu bartilmaameedsaday Xerada Xalane iyo Maqaayada Luul Yemeni...
Maamulka Puntland oo Hubka ka mamnuucay degaanada Gobolka Sanaag
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Sanaag ee Puntland Siciid Axmed Jaamac ayaa war Qoraal ah oo uu soo saaray Gobolkaas sanag ka mamnuucay Hubka aan ahayn...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonoow
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u...
Gudoonka Golaha shacabka oo ka Tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow
qoraal ka soo baxay guddoonka golaha shacabka ayaa looga tacsiyeeyay geerida xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo saaka ku geeriyooday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka...
RW Rooble oo ka Tacsiyadeeyay geerida Xildhibaan Buunow
Ra’iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa mudanayaasha golaha shacabka.
Ra’iisal...
Hay’add Caalami ah oo Cambaareysay Xariga Wariye Kilwa oo Puntland u xiran
Ha'yadda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa sheegtay in maamulka Puntland uu weerar ku hayo weriyeyaasha isla markaana handdadaad iyo tacaddiyo u geystay qaar...
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Muqdisho
Wararka ka imaanaya Degmada Kaaran ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay degmadaasi
Qaraxa ayaa waxaa ka soo baxaya warar kalu duwan...
Xildhibaan ka Tirsanaa Golaha Shacabka oo ku geeriyooday Baydhaba
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay Waxaa saakay ku geeriyooday ku geeriyooday xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka...
Danjire James Swon iyo Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xalay kulan la qaatay Wakiilka gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James...

























