Monthly Archives: March 2021
Jams Swon oo Cambaareeyay Weerarkii Hoobiyayaasha ahaa ee shalay lagu qaaday Xerada Xalane
Wakiilka Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weerarkii Hoobiyayaasha ahaa ee shalay lagu qaaday Xerada Xalane ee ku taala garoonka diyaradaha...
Madaxweyne Deni oo shaqo Joojin ku sameeyay Duqa Magaalada Boosaaso
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan.
Wareegto uu xalay soo saaray Madaxweyne...
Faah Faahino ka soo baxaya Qarax Miino oo Xalay ka dhacay Magaalada Jowhar
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xalay ka dhacay Magaalada Jowhar
Qarax ayaa ka dhacay Bar koontarool oo ku taala Xaafada Horseed ee...
Maxkamada ICJ oo soo saartay Jadwalka Dhageysiga Dacwadda Badda Soomaaliya
Maxkamadda ICJ ayaa soo saartay Dhageysiga Jadwalka Dawcwada Badda Soomaaliya oo Kenya Murunka ay gelisay
Maxkamada ICJ soo bandhigtay Jadwalka dhageysiga Dawcwada Badda Soomaaliya una...
Dawlada Federaalka oocambaareesay Weerarkii Hoobiyaasha ahaa ee shalay lagu qaaday Xerada Xalane
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii hoobiyayaasha ahaa lagu qaaday xarunta Xalane ee Muqdisho.
Qoraal ka soo baxay Dawlada Soomaaliya ayaa u...
Qarax Xooggan oo caawa ka dhacay Magaalada Jowhar
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xaruunta dawlad goboleedka Hirshabeele ayaa sheegaya in Caawa Qarax Xooggan uu ka dhacay jidgooyo ay ku sugnaayeen Ciidamo...
Dhalinyaro Soomaali ah oo ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya
Dhalinyaradii ugu horreysay oo deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ka soo jeeddo oo ku biirtay ciidamada cirka Itoobiya ee noqda Duuliye iyo Farsamayaqaan diyaaradeed...
Xildhibaan Maxamed Cumar Ceymooy oo ka mid noqday Wasiiro uu Magacaabay Cali Guudlaawe
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay seddex Wasiir oo ka mid noqonaya Golihiisa Wasiirada kadib wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa.
Wasiirada...
Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jubland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho
Wafdi Madaxweynaha Jubland ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa...
Koobka Kubadda Kolayga ee Janaraal Daauud oo ka furmay Muqdisho
Magaalada Muqdisho Waxaa galabta ka furmay Koobka Janaraal Daauud ee Kubadda Kolayga ee Soomaaliya.
Koobkan oo ay ka qeybgalayaan 9 kooxood diyaargarowgiisana uu socday muddooyinkii...

























