28.9 C
Mogadishu
Saturday, June 21, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay Sababta uu Uga gaabsaday Xiisada Kenya iyo Soomaaliya

0
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Kenya, isagoo markii ugu horreysay ka jawaabay dhaleeceyn uga timid dhinaca Dawlada Federaalka...

RW Rooble oo Hambalyo ku aadan 8 maarso u diray Haweenka Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo ku aaddan maalinta caalamiga ah ee Haweenka adduunka, u diray haweenka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa qiray...

Midowga Musharixiinta oo Qoraal Cabasho ah u diray Dawlado iyo Ururo Caalami ah

0
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa qoraal ay ku sheegeen “inay kula socod siinayaan xaaladda adag ee is-mari waaga siyaasadeed ee halista ku ah qarannimada Soomaaliya”...

Wafdigii Dawlada Federaalka u Qaabilsan Dhageysiga Dacwada Badda oo u dhoofay Magaalada Hague...

0
Garoonka diyaardaha ee Muqdisho ayaa waxaa maanta ka dhoofay guddiga dowladda federaalka ay u xil saartay dhageysiga dacwadda badda ee Kenya iyo Soomaaliya. Waxaana guddigan...

Wasiir Fowziya oo soo saartay Amaro lagu Xakameeynayao Cudurka Covid19

0
Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday inay u hoggaansamaan tallaabooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka cudurka Karoona xilli cudurka uu kusoo laba kacleeyay...

Sheekh Umal oo Baaq u jeediyay Deni iyo Axmed Madoobe

0
Sheekh Maxamed Cabdu Umal oo ka mid ah culimada Soomaalida ugu caansan ayaa madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo dhiggisa Jubaland Axmed Madoobe ugu baaqay...

Dhageyso” Sheekh Fu’aad Bin Caqiil oo Fariin Adag u diray Madaxweyne Farmaajo

0
Sheekh Fu’aad Bin Caqiil oo ah Aqoon yahan Soomaaliyeed eek u nool Dalka Swedan ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee Dalka Shekkh Fu’aad Bin Caqiil...

Caasha Maxamed oo ah 19 Jir Taksiile ka ah Magaalada Muqdisho +Daawo Sawiro

0
Caasha Maxamed oo 19 sano jir ah waa taksiile ku nool Soomaaliya, iyada oo kharashka ka soo gala ku dabbarta nolol-maalmeedkeeda qoyskeeda. Tan iyo sanadkii...

Wafdi ka Socda Dawlada Federaalka oo ku sii jeeda Xarunta Maxkamada ICJ

0
Wafdi ka socda Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku sii jeeda Magaalada Hague Wafdiga ayaa Waxaa Hogaaminaya Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed...

Arday ku dhaawacantay Dab ka kacay Machad ku yaala Magaalada Hargeeysa

0
Wararka ka naga  soo gaaraya Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dab ka kacay Xarun lagu barto diinta, waxaana ka dhashay khasaaro soo gaaray Dadkii...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...