Monthly Archives: March 2021
Shir ka Furmaya Xalane iyo Madaxda Maamulada Jubland iyo Puntland oo ku soo wajahan...
Wafdi ay kala Hogaaminaayan Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubland ayaa ku soo wajahan Magaalada Muqdisho
Madaxda Maamulada Jubland iyo Puntland Saciid Cabdilaahi Deni iyo Axmed...
Sheekh Umul oo Fariin u diray Madaxweyne Farmaajo ayaa Yiri’Kursiga ha isku dhejin, ka...
Culumaa’udiinka kala ah Sheekh Maxamed Cabdi Umul, Sheekh Maxamed Idiris, Sheekh Cusmaan Usuuli, iyo Culimo kale ayaaMadaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ugu baaqay in uusan...
Madaxweynaha Hirshabeele oo Xilkii ka qaaday Gudoomiye ku xigeenkiiAmniga ee G/Hiiran
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle Ali Guudlaawe Xuseen ayaa Xilkii looga qaaday Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Meeris Isaaq.
Sidoo...
Dhageyso :Xasan Cali Kheyre oo sheegay in kaliya uu ka soo hor jeedo in...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay sababta keentay inay is khilaafaan isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Waxa uu...
Qaraxyo Culus oo Caawa ruxay dalka Equatorial Guinea
XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS
Dad tiradooda lagu qiyaasay 300 oo qof ayaa ku dhaawacantay tiro kale oo aan la garanaynna way ku dhinteen qaraxyo is xigxigay oo...
Caruur Haraad ugu geeriyootay Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo
Wararka ka imaanaya Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Abaaraha ka jira Degmadaasi ay saameyn xooggan ku yeeshay nolasha dadka shacabka ah...
Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geele oo ku baaqay in ay sii socdaan Wadahadalada Musharixiinta...
Daahir Maxamuud Geelle oo ka tirsan Midowga Musharraxiinta ayaa ku baaqay in lasii wado wadahadallada mucaaradka iyo Ra'iisul Wasaaraha.
Wax natiijo ah kama soo bixin...
Abiy Axmed ooShacabka Dalka Itoobiya Ugu baaqay Doorasho Guud in ay u diyaar garoobaan
Ra'isal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa shacabka dalkiisa ugu baaqay doorashada guud ee dhawaan dhaceyso iney shacabku ku doortaan ciddeey doonaan, balse shacabku...
Xulka kubadda cagta ee Jigjiga oo qaadday koobka kubadda deeganka Soomaalida...
Kooxda kubadda cagta ee maamulka magaalada Jigjiga ayaa qaadday koobka kubadda cagta ee gobollada iyo maamul magaalooyinka dowladda deeganka Soomaalida ee dalka Itoobiya.
Ciyaarta kama...
Gudoomiye Cumar Filish oo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya kala hadlay Xakameynta Covid19
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Filish ayaa maanta xarunta Dowladda Hoose kulan kula yeeehay Wasiirada Caafimaadka, Gargaarka, Wasiirka...

























