26.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Banaan bixii midowga musharixiinta ee loo ballansanaa beri sabti ah oo dib u dhacay

0
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa ku dhawaaqay in uu baaqday bannanbixii Muqdisho ee qorsheysnaa in uu dhaco berri Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo...

Dhageyso: Dr. Cali Cabdi Baab oo shaaciyay in Sheekh Muqtaar Rooboow uu Afduuban yahay

0
Dr. Cali Cabdi Baab oo  ah Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Amniga iyo Cadaalada ee uu Hogaamiyo Sheekh Muqtar Roobow  ayaa ka hadlay Sababta illaa...

Madaxweyne Joe Biden oo Amar ka soo saaray duqaymaha diyaaradaha maraykanka ay ka Fuliyaan...

0
Hay’adda Amniga iyo  Sirdoonka Mareykanka ayaa a faray  in aysan Soomaaliya ka fulin karin howlgal dhanka cirka iyo Dhulka ah, ayagoo aan ogolaanshiyo ka...

Booliska Puntland oo Faah Faahin ka bixiyay Weerarkii xalay lagu qaaday Xabsiga Weyn ee...

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Bari G/sare Xuseen Cali Maxamuud, oo warbahinta kula hadlay xabsiga weyn ee Boosaaso, ayaa ka War bixiyay weerar xalay Kooxo...

RW Rooble oo Faah Faahin ka bixiyay Kulankii uu la yeeshay Midowga Musharixiinta

0
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay in Midowga Musharaxiinta ay isku fahmiwaayeen hal qodob oo uusan kaligiis go’aan ka gaari karin, kaas oo ah ka...

Shirkii u dhexeeyay RW Rooble iyoMidowga Musharixiinta oo Fashil ku soo dhammaaday

0
Shirkii u dhexeeyay  Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo looga hadlay arrimaha doorashada ayaa Fashilmay Shirka oo muddo saacadaha ah ka socday Hotel Decale...

Weerar ku bilowday Qaraxyo oo xalay kooxo Hubeysan ay ku qaadeen Xabsiga Weyn...

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in Weerar ku bilowday qaraxyo kooxo hubeysan xalay ay la beegsadeen xabsiga weyn...

Tahriibayaal ku sii jeeday Dalka Yeman oo Doontii ay saarnaayeen laga Tuuray

0
Doon siday dad gaaraya 200 ruux  oo muhaajiriin ah ayaa ka tagtay xeebta Oulebi ee Jabuuti, 2:00 am, sida ay sheegtay Yvonne Ndege, oo...

Dib u dhac ku yimid shirkii maanta ay u balan sanaayen RW Rooble...

0
Afhayeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in shirkii ay maanta u balansanaayeen Ra'isulwasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta uu dhacayo Caawa Fiidkii Marka...

Gudoonka Maxkamadda Sare oo soo saaray Amaro lagu Xakameynaayo Covid19

0
Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee dalka ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19. Guddoomiyaha ayaa sheegay  in la joojiyay dhammaan dacwadaha inta aan aheyn...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...