Monthly Archives: March 2021
Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya oo ku geeriyooday Muqdisho
Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble ( Casoowe) oo ka tirsanaa Aqalka Hoose Barlamaanka Soomaaliya ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Allaha u naxriistee Xildhibaanka ayaa...
Dawlada Federaalka oo soo rogtay Amaro lagu xakameeynaayo Cudurka Covid19
Wasiirka Warfaafinta ee dowladda federaalka Soomaaliya, Abuukar Cusmaan Dubbe, ayaa ku dhawaaqay go'aanno ay dowladdu amarro ugu soo rogtay shacabka.
Abuukar Dubbe ayaa sheegay in...
Dhageyso: Korneyl Rufle oo ka hadlay duqayn diyaaradeed oo Caawa ka dhacday gobolka Gedo
Wararka ka Imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaradaha dagaalka Ciidanka Kenya opo ka Tirsan Amisom ay duqeyn la beegsadeen Gaadiid booyado ah oo...
Midowga Musharixiinta oo Eedeeyay Madaxweyne Farmaajo
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo maanta shir Warbaahinta Ugu qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyey Madaxweyne Farmaajo inuu xagal-daacinayo wada-hadallada ay kula jiraan Ra’iisul Wasaare...
Beesha Caalamka oo soo dhaweeysay Kulankii dhexmaray RW Rooble iyo Midowga Musharixiinta
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa soo dhoweeyay sii socoshada wadahadalada dhexmaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Musharaxiinta Madaxweynaha.
Qoraal...
Mareykanka oo ugu baaqay Sacuudi Carabiya inay kala dirto ciidamo si gaar ah...
Mareykanka ayaa ugu baaqay Sacuudi Carabiya inay kala dirto ciidamo si gaar ah u tababaran oo uu maamulo dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan.
Jimcihii...
Nin dil ugu hanjabay Madaxweynaha Kenya oo Maxkamad la soo taagay
Nin ku hanjabay inuu toogan lahaa Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa la soo taagay maxkamad ku taal Kiambu, sida uu daabacay wargeyska Daily Nation.
Ninka...
Imaamyada Masaajidada oo loogu baaqay in ay ka qayb qaataan wacyi gelinta Covid19
Waxaa sii kordhaya tirada dadka u dhimanaya cudurka Covid-19 ee Soomaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya.
Xeel dheerayasha caafimaadka ayaa rumaysan in Soomaaliya...
Siyaasi Taabid Cabdi Maxamed oo ka hadlay Xaalada Covid19 iyo Dibad baxa dhici doona...
Hogaamiyaha Xisbiga Awooda shacaabka Taabid Cabdi Maxamed aya qoraal uu soo dhigay Bartiisa Face Buugga Waxaa uu kaga hadlay Cudurka Covid19 iyo dibadbaxa maalinta...
Wariye ka Titrsan BBC oo lagu xiray Gobolka Tigray
Milatariga dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa gobolka ay colaaduhu ka socdaan ee waqooyiga ku yaalla ee...

























