Monthly Archives: March 2021
Puntland iyo Jubland Maxay ka yiraahdeen ,Wadahadalada Xukuumadda RW Rooble iyo Mucaaradka?
Maamullada goboleedyada Puntland iyo Jubaland ayaan weli ka hadlin kulanka uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo. Labadan maamul ayaa horay shuruudo ugu xiray ka qeybgalka...
Maamulkii Donald Trump 276 Duqayn diyaaradeed ah ka Fuliyay Soomaaliya
Hay’ad Airwars fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha laguna magacaabo Airwars ayaa sheegtay in weerarrada uu Maraykanku...
Muxuu Xildhibaan Mahad Salaad ka Yiri’ Shirka uu Madaxweyne Farmaajo isugu yeeray Maamul Goboleedyada...
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka Tirsan Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Shirka uu Madaxweyne Farmaajo Isugu yeeray Gobolka Banaadir iyo Maamul Goboleedyada...
Hadal uu Jeediyay Amiirka Alshabaab oo baraha bulshada lagu baahiyay
Warbaahinta ku hadasha Afka Al-Shabaab ayaa baahisay codka Amiirka Alshabaab Abuu Cubeyda Axmed Cumar isagoo ka hadlaya halgankii Daraawiishtii uu hogaaminayay Sayid Maxamed Cabdulle...
Madaxweyne Farmaajo oo shir hal Maalin ah Isugu yeeray Madaxda M/goboleedyada iyo G/...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka ee udhexeeyey Dowladda...
RW Rooble oo Magacaabay Gudi ka shaqeeya Banaan bax Nabadeed ee Midowga Musharixiinta ay...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Gudi ka shaqeeya diyaarinta Banaanbaxa midwga musharixiinta ay ka dhigayaan Magaalada Muqdisho kaas oo...
Wararkii Ugu dambeeyay ee Kiisaska Cudurka Covid19
Tirada dadka 24-kii saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan dalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay tahay 1,081, halka laga helay...
Goorma ayaa la Dhageysan doonaa dacwada Badda Soomaaliya ee hortaala Maxkamada Caalamiga ah...
Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee The HAGUE ayaa war qoraal ah oo ay ka soo saartay kiiska muranka dhanka badda ah ee u...
Wariye Caawa Lagu dilay Magaalada Gaalkacyo
Allah ha u naxariistee weriye Jamaal faarax Aadan oo ka tirsanaa suxufiyiinta ka hawl gala magaalada Gaalkacyo ayaaCaawa maqribkii lagu dilay agagaarka xerada Siinaay...
Gudiga lagu Muransan yahay ee doorshooyinka Heer Federaal oo baaq u diray...
Guddig lagu muransan yahay ee Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo saaray War saxaafadeed ayaa ugu baaqay golaha wadatashiga qaran in si deg deg ah...

























