Monthly Archives: March 2021
Shirarkii Madaxda dowlad Goboleedyada oo natijo la’aan ku dhamaaday
Madaxda dowlad Goboleedyada ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay kulamo kala duwan ku lahaayeen Magaalada, kulamadaas oo ay uga hadlayeen xalka gaarista khilafka...
Dawlada Federaalka oo si qarsoodi ah Ciidamo uga qoraneysa Somaliland, Puntland iyo Galmudug
Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay in si qarsoodi ah ciidan qoris uga wado degaano ka Tirsan Somaliland.
Illo Wareedyo u waramay warbaahinta Aragti Cusub...
Galmudug oo Xukun ku riday Kalluumeysato Ajnabi ah
Maxkamadda gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug, ayaa ganaaxoo gaaraya 700 boqol oo doolar ah ku riday 31 ruux oo si sharci daro uga kalluumeysanayay...
Sanitor Ilhaan Cumar oo booqatay xarun lagu hayo carruur muhaajiriin ah
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Cngresska Maraykanka ayaa Jimcihii booqatay xarun lagu hayo dadka magangelyo doonka ah oo ku taalla gobolka Texas gaar...
James Swon oo ka hadlay kulankii maanta dhex maray madaxda dawlad goboleedyada iyo Wakiilada...
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay ka qeybgalka kulankii maanta uu...
Hawl Wadeenada Golaha shacabka oo xaqiijiyay in Ciidamo la geeyay Xarunta Golaha shacabka maalintii...
Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka ayaa markii ugu horeysay qiray inay jireen ciidamo dheeraada oo Sabtidii la geeyay dhismaha Barlamaanka oo lagu waday inuu...
Markabkii ku xannibnaa marinka Suez oo lagu guuleystay in la dhaqaajiyo
Markabki weynaa ee ku dhawaad muddada toddobaad ahayd xiray marinka Suez ee dalka Masar, ayaa maanta lagu guuleystay in goobtii uu ku Cilla doobay...
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo daah furtay barnaamij ay ardayda online ahaan wax uga baran...
Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee XukuumaddaXilgarsiinta Soomaaliya , ayaa daah-furtay Barnaamij loogu talo galay in ardayda dugsiyada Hoose iyo Dhexe ay qaab...
Hogaamiyaha AlShabaab oo Hanjabaad u diray Jabuuti
Amiirka Guud ee Al-Shabaab Axmed Cumar Abu Cubaydah ayaa hanjabaad cusub u jeediyey danaha Maraykanka iyo Faransiiska ee dalka Jabuuti.
Abu Cubaydah ayaa hadal ay...
Markabkii xiray Kanaal Suweys oo la leexiyay
Markab lagu magacaabo Ever Given oo ka soo shiraacday dekad ku taal Shiinaha kuna sii jeeday Rotterdam, Netherlands,oo fariistay kanaalka Suez, muddo toddobaad ahna...

























