Monthly Archives: March 2021
Madaxda Dawlad Goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo shir uu uga Furmay Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka furmay shir u dhexeeya madaxda maamul goboleedyada iyo xubno ka socda beesha caalamka.
Waxaana qayb ka ah xubnanaha ka...                
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka hadlay sababta uu u baaqday kulanka baarlamaanka
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka Tirsan golaha shacabka baarlamanka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa face Buugga ayaa ka hadlay sababta uu...                
Qarax Dad shacab ah ay ku dhinteen oo ka dhacay Degmada Deeyniile
Wararka ka imaanaya degmada Deyniile ee gobolkaan Banaadir ayaa sheegaya in Qarax khasaare geystay uu ka dhacay degmadaasi.
Qaraxa ayaa ahaa miino nuuca ramuudka laga...                
Barack Obama oo ayeeydii ku geeriyootay Kenya
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayeeydii Sarah Obama ayaa ku geeriyootay da’da 99 jir , sida qoyskeeda ay u sheegeen warbaahintaMaxalliga ee Dalka...                
Alshabaab oo weerar ku qaaday Saldhig ay ciidanka Jubland ku lee yihiin degaanka Baarsanguuni
Al-shabaab ayaa weerar duqeymo la beegsaday Xero a ciidamada Maamulka Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Baar-sanguuni.
Alshabaab ayaa sheegtay Dhowr madafac ay ku garaacen gudaha...                
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah madaxda Maamul goboleedyada
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan gaar , ah xalay Villa Soomaaliya kula yeeshay qaar kamid ah madaxda maamul goboleeyda...                
Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur: Markii wax dhacayeen ma joogin” liiska 15-ka xildhibaan ee la...
Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur oo ka mid ah xildhibaannada 15-ka ah uu guddoonka baarlamaanka sheegay in laga mamnuucay shanta fadhi ee soo socota ee...                
Kulankii maanta ay u balasanaayeen Xildhibaanada Golaha shacabka oo la baajiyay
Kulankii Golaha shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ee loo ballansanaa maanta oo Isniin ah ayaa la baajiyay waxaana dib loo dhigay ilaa maalinta Arbacadaha ah...                
Ciidamo ka gadooday Puntland oo Jidgooyo dhigtay wadada isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo
Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland Puntland oo ka gadooday mushahar la’aan, ayaa ku dhawad hal todobaad isbaaro u taal laamiga xiriiriya Garoowe iyo Gaalkacyo.
ciidanka...                
15 kii xildhibaan ee laga joojiyay Fadhiyada Baarlamaanka oo ka qayb galaya kulanka berri...
Xildhibaannadii uu Gudoomiayaha Golaha shacabka  ka  joojiyay fadhiyada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin wax sharci ah oo guddoomiye Mursal u cuskaday go’aanka...                

























