26.1 C
Mogadishu
Wednesday, June 25, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Xog : Xildhibaanada Golaha shacabka oo berri kulmaya

0
Xildhibaannada golaha shacabka ee dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in ay kulan yeeshaan kadib markii shaley uu kulankoodii kusoo dhamaaday buuq...

laacibkii hore ee Arsenal oo isaga baxay baraha bulshada

0
Weerraryahankii hore ee kooxda Arsenal iyo xulka kubadda cagta ee Faransiiska, Thierry Henry, ayaa sheegay inuu isaga baxayo baraha ay bulshadu ku wada xiriiraan...

15 qof oo Cudurka covid19 ugu geeriyootay Degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud

0
15 qof ayaa deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ugu dhintay  xanuunka COVID-19, halka dad gaaraya 20 qof oo kalena ay hadda cudurka u jiifaan,...

Qarax ka dhacay Dalka Indoneesiya

0
2 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay afaafka hore ee kaniisad ku taalla caasimadda Indonesia ee Makassar. Booliska waxay sheegeen in 14 qof kalena...

Biyo la’aan ka jirta degaano ka Tirsan gobolka Mudug

0
Qaar ka mid ah deegaannada ku yaalla waqooyi-bari gobolka Mudug ee mamaul-goboleedka Puntland ayaa waxaa laga soo sheegayaa biyo yari baahsan, iyadoo roobabkii Gu’ga...

Kiisaskii ugu badnaa ee Cudurka Covid19 oo laga helay Degaanada Somaliland

0
Wasaaradda caafimaadka eeMaamulka  Somaliland ayaa shaacisay 38 qof oo hor leh oo uu ku dhacay cudurka Covid-19 kadib markii saacadihii ugu dambeeyay cudurka laga...

Xildhibaan Cabdirashiid Xidig: Gudoonka Baarlamanka Sac baqdiyay ayay caano ka maalayaan

0
Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa diiday xayiraad uu guddoonku ka saaray ka qeybqaadashada fadhiyada baarlamaanka shanta fadhi ee soo...

Xal laga gaaray Murunkii ka taagnaa doorashooyinka Dalka

0
Warar  Dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulamo saacadihii la soo dhaafay Magaalad Muqdisho ay ku yeesheen Madaxda Dawlad goboleedyada Dalka . Shirkan oo ka...

Maamulka Puntland oo xal ka gaaray Colaad ka Taagneyd Degaanka Dhuumood ee gobolka Sool

0
Xuno ka tirsan Maamulka  Puntland, ayaa ku guulaystay in heshiis nabadeed laga gaaro muran ku saabsan dhul-daaqsimeed iyo ceelal, oo ka jiray degaanka Dhuumood...

Dawlada Soomaaliya oo sheegtay in maraakiibta Masar sharci darro ug kalluumeysanayaan xeebaha Soomaaliya

0
Dowladda Somaaliya ayaa sheegtay in maraakiib laga leeyahay dalka Masar ay si sharci darro ah uga kalluumaysanayaan xeebaha Soomaaliya. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...