28.9 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2021 March

Monthly Archives: March 2021

Xaaska Marxuum Cali Mahdi oo ku geeriyootay Magaalada Nairobi

0
Alle ha u naxariisto  Waxaa magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya ku geeriyootay Xaaska Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed Raxmo maxamuud Gacal oo...

IMF oo Ansixisay kaalmo lacageed oo la siinayo Soomaaliya

0
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ansixisay kaalmo lacageed  oo dheeraad ah oo Soomaaliya la siin doono taas oo gaaraysa $0.97 milyan oo dollar...

Madaxda Maamul goboleedyada oo xalay kulan ku yeeshay Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay kulan ku yeeshay Madaxda Dawlad goboleeda Kulankaan oo uu ka maqnaa Madaxweyne Farmaajo ayaa ahaa mid looga hadlayay doorashooyinka dalka...

Ciidanka Itoobiya oo Dad shacab ah ku laayay gobolka Tigray

0
Shaqaalaha dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa sheegay in ay arkeen dilkii sharci darrada ahaa ee askarta Ethiopia u geysanayeen afar qof oo...

Madaxweyne Farmaajo oo Ergo u diray Axmed Madoobe iyo Deni

0
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa uu dhamaaday Maxamed cabdilaahi Farmaajo oo ka qayb galay shir isaga iyo mamul goboleedyada taageersan ay ku yeesheen Teendhada Afisiyooni kaas...

Ciidamo ka Tirsan PMPFta Puntland oo Tababar loo soo xiray

0
Ciidamo ka tirsan PMPF puntland , ayaa tababar loogu soo xiray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ciidamadaan oo loo baray takhakhusaad kala duwan, ayaa...

Dawlada Shiinaha oo Taageertay go’aanka dawlada Soomaaliya

0
Dalka Shiinaha ayaa  taageertay mowqofkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay tahay dal madaxbannaan oo aan marnaba aqbali karin fara-gelin...

Puntland oo sheegtay in ay Soomaaliya ka go’i doonto Haddii laysku Fahmi waayo Nidaamka...

0
Wasiirka Maaliyadda Maamulka Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa sheegay in uu jiro qodob Dastuuriya uu Puntland xaq u siinayo in ay ka go’do Soomaaliya...

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo ku sii jeeda Imaaraadka Carabta

0
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka  Puntland Axmed Cilmi Cismaan, ayaa maanta oo Khamiis ah ku wajahan magaalada Dubai ee waddanka Imaaraatiga Carbeed, sida ay xaqiijiyeen...

Madaxweyne Farmaajo iyo maamulada Taageersan oo maalintii 4aad shir uu Uga socdo Muqdisho

0
Teendhada Afisiyoone ee ku taala Xeyndaabka Xerada Xalane ayaa maalintii 4aad waxaa kulan ku yeeshay Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda  kale e maamul gobolddyada isaga...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...