Monthly Archives: May 2021
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa dil ka dhacay saaka magaalada Jowhar
Wararka ka imaanaya xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ee Jowhar ayaa sheegaya in saaka askari ka tirsan ciidamada Booliska HirShabelle uu nin oday ah ku...
Wafdi gaaray degmada Baraawe kulamana bilaabay
Wafdi Saraakiil ah uu hogaaminayo Taliyaha Qeybta 60aad ee Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Maxamed Sheikh Cabdullahi (Ciirow) ayaa Gaarey Degmada Baraawe ee Caasimada Koonfur...
Wafdi gaaray Magaalada Beledweyne & ujeedka oo la shaaciyay{AKHRISO}
Wafdiga oo isugu jira Wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka & Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay Maanta gaareen Magaalada Beledweyne oo ah Xarunta Gobolka Hiiraan.
Wafdiga...
Muwaadin Soomaali ka tirsanaa Kooxda Xuutiyiinta oo dagaal lagu dilay
Muwaadinka Soomaaliyeed oo la sheegay inuu ka barbar dagaalamayey Maleeshiyadda Kooxda Xuutiyiinta ayaa lagu dilay Iska-horimaad ay Maleeshiyada Xuutiyiinta iyo Ciiddanka Dowladda Yemen ku...
Deni & Axmed Madoobe oo dib ugu laabanaya degaanadooda
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ee Saciid Cabdullaahi Deni & Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa la filayaa inay Maanta dib ugu laabtaan magaalooynka...
Midowga Musharaxiinta oo maanta R/W ROOBLE u gudbinaya liis xasaasi ah{AKHRISO}
Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta ra’iisul wasaare Rooble u gudbiyaan liis ay ku qoran yihiin magacyada labatameeyo qof oo xubno...
Doorashada Golaha Wakiilada & degaanka ee Soomaaliland oo bilaawday
Waxaa saaka guud ahaan degaannada Soomaliland si nabadgelyo ah uga bilaawday doorashada Golaha Wakiilada iyo degaanka Soomaliland oo markii ugu horreeysay si isku mid...
Ciidamada dowladda oo howlgallo ka wada Shabeellaha Dhexe
Ciidanka xoogga dalka ayaa waxaa ay weli Gobolka Shabeellaha Dhexe kawadaan howlgal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab, kaas oo uu hoggaaminayo taliyaha Ciidanka Xoogga...
Hogaanka axsaabta siyaasada Somaliland oo si wadajir ah shacabka fariin ugu diray
Hogaanka axsaabta siyaasada Somaliland Kulmiye, UCID iyo Waddani, oo si wadajir ah warbaahinta ula hadlay ayaa shacabka ku booriyay in ay si nabad ah...
Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen 37 dagaalamayaasha Al-Shabaab
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen 37 katirsan kooxda Al-Shabaab, habeenimadii Jimcaha xilli ay socdeen howgallo milatari oo Alshabaab looga...