Daily Archives: May 1, 2021
Ra’iisal wasaare Rooble oo lagu wareejiyay doorashooyinka iyo Amniga
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa sheegay uu ra'iisal Rooble uu hoggaamin doono doorashada...
Ra’iisal Wasaare Rooble oo Hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed.
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka...
Xisbi Mucaarad ah oo diiday in doorasho ay ka dhacdo gobolka Siti
Musharrixiinta Xisbiga Mucaaradka ee Xorriyadda iyo Caddaaladda uga taagneed Gobolka Siti ee Deegaanka Soomaalida ayaa sheegay iney ka laabteen musharraxnimada gobolkaasi isla-markaana ay doorashada...
Wafdi ka socda Dawlada Qatar oo dhawaan ku soo wajahan Muqdisho
Ergay gaar ah oo ka socda dalka Qatar ayaa la filayaa inuu toddobaadka dambe booqasho ku yimaado Soomaaliya.
Ergaygan gaarka ah ayaa lagu magacaabaa Dr....
Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo qaadacay shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo
Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Jubaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo maanta ka qeyb galay barnaamijka doodda Jimcada ayaa caddeeyay in dhankooda aysan qorshaha ugu...
Golaha Shacabka oo maanta ka laabanaya muddo kordhintii Hay’addaha dowladda.
Guddoonka Golaha Shacabka ee muddo xileedkiiso dhamaaday ayaa maanta lagu waddaa in uu shir gudoomiyo kulan uu ku hortagi doono Madaxweyne Farmaajo kaasoo looga...
Madaxweynaha Jubbaland oo Farriin u diray dhaqaatiirta ku howlan ka hortagga COVID19.
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa munaasabada 1-da May oo ah maalinta Shaqaalaha adduunka, waxaa uu ugu hambalyeeyay shaqaalaha Jubaland .
“ Waxaan...
Mareykanka oo mamnuuci doona dadka ka imaanaya Hindiya
Maraykanka ayaa xaddidi doona dadka ka imanaya Hindiya laga bilaabo Maajo 4, Aqalka Cad ayaa sheegay Jimcihii, isaga oo ku sababeeyay kor u kaca...