Monthly Archives: May 2021
Xisbiga Sinaanta Amaanka iyo Midnimo U Ololeynta oo baaq ka soo saaray Xaalada Siyaasadeed...
Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xisbiga Sinaanta Amaanka iyo Midnimo U ololeynta ee loo soo gaabaiyo (Samu) ayaa looga hadlay Xaalada Siyaasadeed...
Garoonka diyaaradaha Magaalada Jowhar oo dayactir lagu sameynaayo
Ciidadamada Burundi oo qayb ka ah Ciidanka AMISOM ayaa dhamaystiray dayactirka Run wayga diyaaradaha ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar.
AMISOM ayaa dib u dayactir...
RW Rooble oo ka Tacsiyadeeyay geerida Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka tacsiyeey qoyskii iyo Shacbiga Soomaaliyeed geeridii ku timid Alle ha u naxariis Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee maamul Goboleedka Puntland.
“...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MADAXWEYNE KU XIGEENKII HORE EE PUNTLAND
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Puntland Janaraal Cabdisamad Cali Shire oo ku geeriyoodey magaalada...
Puntland oo Gudi u saartay Aaska Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland
Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi u magacaabay qaban-qaabada aaska Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Puntland Gen. Cabdisamad...
Wararkii Ugu dambeeyay shirka ka Furmaya Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda ka socda Qabanqaabo ku aadan munaasabadda furitaanka iyo socodsiinta howlaha shirka wadatashiga.
Xukuumadda DFS ayaa sheegtay in aysan jirin...
Dadaalo lagu xalinayo Colaad Beeleed ka taagan degaano ka tirsan gobolka Hiiran oo ka...
Dadaalo lagu xallinayo colaad beeleed ka dhacay gobolka Hiiraan ayaa ka socda magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, waxaana goob jog ka ah wafdi uu...
Waa Maxay Mowqifka Jubland ee ka qayb galka shirk Maanta ka Furmaya Muqdisho?
Madaxwayna ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid ayaa sheegay in qorshaha ka qeyb galka shirka ee dhankooda uusan waxba iska badalin.
Sidii horey -ba loogu heshiiyay...
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo Muqdisho ku geriyooday
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maamulka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire, ayaa saaka oo Khamiis ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen xubno...
Amisom oo deeq Gargaar ah ku wareejisay Wasaarada Gargaarka
Ciidamada AMISOM ayaa deeq isugu jirta raashin iyo agabyo kale ku wareejiyay madaxda Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Qaranka, kaasi oo loogu talagalay in...