26.9 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Warbaahinta dalka Kenya oo werineysa in Soomaaliya iyo Kenya ay KIISKA BADDA ka gaareen...

0
Warbaahinta Kenya ayaa werineysa in Soomaaliya iyo Kenya ay gaareen heshiis ay Qatar ka shaqeysay oo ay si siman ugu wadaagayaan dakhliga kasoo xarooda...

Muuse Biixi oo sheegay in dowladda Somalia ay tahay Cadawga Koobaad ee Somaliland

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay Madaxda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inay yihiin Cadawgooda koobaad, isla markaana dhibaato badan ku hayaan. Muuse...

Galmudug oo faah faahisay khasaaraha ka dhashay qaraxa Gaalkacyo

0
Qaraxa oo uu ka dhashay khasaaro dhimasho ah iyo burbur hantiyadeed ayaa waxaa uu ka dhex-dhacay mooto Bajaaj ay saarnaayeen rag la sheegay inay...

Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil oo ka hadlay dagaalka & duqeymaha.

0
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in duqeymaha Israa’iil ee sagaalka maalmood ka socda Qaza, ay Xamaas sanado badan dib u celiyeen. Laba shaqaale...

Faahfaahin Qarax ka dhacay Gaalkacyo

0
Qarax ka dhacay Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan meel u dhow Hoteelka Embassy ee Galmudug ka dib markii kooxo hubeysan ay isku soo xireen waxyaabaha...

Rag loo heysto dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan oo la xukumay

0
  Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay Maanta xukun ku riday rag loo heysto dilkii Magaalada Muqdisho loogu geystay 21-kii Bishii Janaayo...

Wafdi xal raadin ah oo gaaray Magaalada Beledweyne

0
Wafdi u hoggaaminayo Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle Siraaji Sheekh Isaaq oo ay qeyb ka ahaayeen Xildhibaano Wasiiro iyo Santaro ka tirsan Dowladda...

Dadka kasoo jeeda beelaha HAWIYE ee Somaliland oo loogu hanjabay in la tarxiilayo

0
Guddoomiyaha xisbiga Ucid, Faysal Cali Waraabe ayaa soo dhaweeyay hadal uu dhawaan Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha Somaliland uu ku sheegay inay tallaabo ka qaadayaan...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Gudi u saaray kiiska Sheekh lagu dilay Gaalkacyo

0
Madaxweynaha Maamulka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ku sugan Gaalkacyo ayaa guddi u saaray dilkii Sheekh Cali Axmed Faarax (Sheekh Cali Dheere) oo...

Diyaargarowga shirka Dawlada Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada oo ka socota Muqdisho

0
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda socdeen guddiga diyaar garowga shirka wada-tashiga qaran ee doorashada ee magaalada ka furmaya 20-ka May. Guddi  ka kala socda dhinacyada...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...