25 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Madaxweynaha Somaliland oo dib ugu soo laabtay Magaalada Hargeysa

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayey oo safar ugu maqnaa dalka Jabuuti, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa, iyada...

Ciidamada DF oo soo qabtay ninkii dilay Sahra Muxumed

0
Nin la sheegay in uu ka tirsan yahay Ciidamada Dowladda ayaa haweeney ganacsato ahayd waxa uu Jimcihii ku dilay Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha...

Ganacsato Soomaali ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay wadanka Koonfur Afrika.

0
Wararka laga helayo wadanka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in dil iyo dhaawac loogu geystay labo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha...

Maamulka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay in Go’doon gashay Magaalada Jowhar

0
Wabiga Shabeelle ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay uu Go’doon galiyey magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hir-Shabeelle, sida ay sheegeen masuuliyiin...

Puntland oo bilaawday diiwaan gellinta Codbixiyeyaasha Golayaasha degaanka

0
Ku simaha Madaxweynaha  Puntland ahna Madaxweyne ku xigeenka Mamulkaas  Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa Magaallada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ku daah-furaya is diiwaan...

Israa’iil oo duqeysay guriga hoggaamiyaha Xamaas

0
Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeymo dhowr ah ka geystay guriga hoggaamiyaha ururka Xamaas Yaxya Al Sinwar. Ma kala cadda tirada dadka ku dhimatay ama...

Yahuuda oo duqeyn ku dishay tobaneeyo ruux oo caruur u badan

0
Ugu yaraan 10 Falastiiniyiin rayid ah oo ay ku jiraan caruur, ayaa lagu diley Sabtida maanta ah Galbeedka Magaalada Gaza ee Dalka Falastiin, kadib...

Booliska Soomaaliya oo raadinaya eedeysane baxsad ah {AKHRISO}

0
Booliska Soomaaliya ayaa baahiyey baadi goobka eedeysane la sheegay inuu baxsad ka yahay gacanta Booliska kaasoo loo heysto dambi. Eedeysanaha uu booliska baadi goobayo ayaa...

faafaahin:Dil ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Galgaduud & xiisad ka dhalatay.

0
Wararaka naga soo garaya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in degaan ku yaal duleedka degmadaas ay maleeshiyaad hubeysan ku dileen...

Shiinaha oo Xeebaha Soomaaliya usoo diray Markab ilaaliya Maraakiibta Ganacsiga.

0
Dowladda Shiinaha ayaa Markabkii 38-aad oo ay la socdaan Ciidamada Xoreynta Badda (PLA) usoo dirtay Xeebaha Soomaaliya Sabtida maanta ah 15-ka May 2021 si...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...