Monthly Archives: May 2021
Shir lagu heshiisiinayo laba Beelood oo Maalintii labaad socda
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maalintii labaad ka socda Shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo dhawan lu dagaalamay degaano duleedka Waqooyi kaga...
Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo markii 5-aad maanta loo Caleemo-saarayo Jabuuti.
Madaxeynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta oo Sabti ah 15-ka May 2021 lagu caleemo-saarayaa Caasimadda Dalkaas sida uu shaaciyay Guddiga Madaxtooyada u xilsaartay...
Qoor Qoor oo bilaabay wada-hadalo lagu xalinayo shaqaaqo ka dhatay dil Sheekh Caan ah
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo xalay ku hoyday Magaalada Gaalkacyo ayaa halkaasi ka bilaabay wada-hadallo lagu xalinaayo Shaqaaqo...
Ergey ka socda Mareykanka oo Israa’iil gaaray
Ergey ka socda Mareykanka ayaa gaaray magaalada Tel Aviv si uu u bilaabo wadahadallo ku aadan joojinta dagaalka sii socda ee u dhexeeya Israa’iil...
Ciidamada NISA oo howlgal qorsheysan fuliyay
Ciidamo ka tirsan kuwa Nanadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka...
Cali Guudlaawe” Dhalinyaradu waxay udub dhexaad u yihiin xoreynta Dalka”
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hambalyo u diray Dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan Dhalinta Hirshabeelle Munaasabadda 15-ka May oo ku beegan Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed.
Madaxweynaha...
Sidee looga ciiday magaalada Bergen ee wadanka Norway…?.
Magaalada Bergen oo ah caasimada labaad ee wadanka Norway ayaa muslimiinta ku nool oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ay ka mid yihiin waxay u dabaal dageen...
Ra’iisul wasaare Rooble oo kusii jeedda Jabuuti
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa kusii jeedda dalka Jabuuti.
Madaxweynaha ayaa ka qeyb gali doona Caleema saarka Madaxweynaha dalka...
Maamulka gobolka Hiiraan oo shacabka uga digay fatahaadaha webiga Shabelle {AKHRISO}
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in magaalada Beledweyne aay kusoo wajahanyihiin biyo aad u badan, wuxuuna baaq u diray qeybaha bulshada,...
Duqeymihii Gaza ee oo wali sii socda iyo gantaalo mar kale ku dhacay Tel...
Waxaa sii soconaya duqeymihii aan kala joogsiga laheyn oo ay Israel ku heysay maalmihii aynu soo dhaafnayba marinka Gaza, iyadoo dhinaca kalana ay jiraan...