25.7 C
Mogadishu
Sunday, June 22, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Marwada Koowaad ee Dalka oo Hambalyo ku aadan Munaasabada Ciida u dirtay shacabka Soomaaliyeed

0
Marwada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo la xiriirta  bilashada bisha soonfur iyo ciiddul fidriga u dirtay shacab weynaha Soomaaliyeed. Marwada koowaad ayaa ku boorrisay shacabka Soomaaliyeed...

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabada Ciidul Fidriga

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan bilashada bisha Soonfur iyo munaasabadda qiimaha badan ee...

Maxkamadda Caalamiga ah ee denbiyada oo walaac ka muujisay isku dhacyada cusub ee Falastiin...

0
Dacwad oogaha Maxkamadda caalamiga ah ee denbiyada, Fatou Bensouda, ayaa muujisay walaaca ay ka qabto dagaalka cusub ee ka dhax bilaawday Israa’iil iyo Falastiin. Fatou...

Ciidamada xoogga dalka oo hawlgallo ka fuliyay gobolka Hiiraan

0
Ciidanka DFS Guutada 5aad ee Hiiraan ayaa howlgallo maleeshiyada Al-shabaab looga saarayo deegaanada waqooyi ee gobolka Hiiraan ka wada. Taliyaha Guutada Maxamuud Xasan Ibrahim oo...

CC Shakuur: Farmaajo weli ciidanka fadqalallo ayuu ka dhex wadaa.

0
Siyaasiga caanka ah ee Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo war qoraal ah soo saaray ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, isaga oo...

Itoobiya oo lagu eedeeyay in ay waxbeerashada u diideyso dadka Tigreega

0
Sarkaal sare oo katirsan gobolka Tigree ee dagaaladu aafeeyeen Itoobiya ayaa sheegay inuu jiro olole ula kac ah oo looga hortagayo dadka inay wax...

Ciidanka AMISOM oo waqti kordhin loo sameynayo! {AKHRISO}

0
Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya ku sugan ayaa waqtiga loo dheereynayaa marka la gaaro 31-ka December 2021 waxaana looga dhigayaa in ay Dalka sii joogayaan...

Degaannada ay Maamulaan Al-Shabaab oo Maanta laga ciidayo

0
Iyada oo dowladda Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo inta badan dalalka Caalamka ay shaaciyen in Maanta la dhameystirayo 30-ka Bisha Soon ayaa waxaa jira degaano...

Museveni oo caleemo-saarkiisa ku casuumay in ka badan 400 oo ruux!

0
Saraakiil katirsan Madaxtooyada Uganda ayaa xaqiijiyay in Caleemo-saarka Madaxweyne Yoweri Museveni uu xafladda uu qabsanayo Arbacada ku marti-qaaday in ka badan 400 oo ruux...

Laba qodob oo sababay inay dowladda Kenya joojiso duulimaadyada Soomaaliya{AKHRISO}

0
Dowladda Kenya ayaa shalay soo saartay go’aan ay ku joojineyso duulimaadyada ka yimaada Soomaaliya, marka laga reebo duulimaadyada caafimaadka iyo kuwa gargaarka bani’aadannimo. Si rasmi...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...