Monthly Archives: May 2021
SACUUDIGA oo shaaciyey maalinta ay tahay CIIDDA {AKHRISO}
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay in Arbacada berri ay tahay maalinta u dambeysa ee bisha Soon, maadaama galabta la waayey bilashada bisha Soonfur ee...
Dawlada Soomaali Maxay ka Tiri Go’aankii dawlada Kenya ee Hakinta Duulimaadyada?
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada ee soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in Kenya aysan jirin qoraal rasmi ah oo ay soo gaarsiisay dowladda...
Maamulka Gobolka Mudug oo soo saaray Go’aano la xiriira Maalmaha Ciida
Guddoomiya Gobalka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Maanta Shir Gudoomiyay Shirka Amniga Gobalka Mudug.
Shirka oo isbuucle ah ayaa waxaa ka qayb...
Dagaal ka dhacay Gobolka Gedo & faah faahin laga helayo
Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay degaanka Caracase ee Gobolka Gedo.
Dagaalka ayaa...
Kenya oo joojisay duulimaadyada diyaaradaha Soomaaliya
Dowlada Kenya ayaa saaka joojisay dhamaan diyaarada ka taga Soomaaliya ee yimaada dalkaas, Marka laga reebo diyaararadaha Qaramada Midoobay iyo kuwa gargaarka.
Diyaarado siday dad...
How Kenya-Somalia relations were restored
Somalia restored diplomatic relations with Kenya on Thursday after five months following mediation by Qatar led by Emir Sheikh Tamim Al Thani.
Somalia’s Ministry of...
Dalalka Islaamka oo caawa raadinaya Bisha Soon-fur. {AKHRISO}
Waddamada Islaamka ayaa ku dhawaaqay in Caawa oo Talaado ah ay raadinayaan bilashada Bisha 10-aad ee Hirjiyada (Shawaal / Soon-fur) oo aragtideeda Berri oo...
Farmaajo oo u ambabaxay dalka Uganda
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Kambaala ee Caasimadda Dalka Uganda.
Madaxweynaha ayaa halkaas...
CIIDAMADA DF ay gaysay Gedo oo qabsaday deegaano
Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay deegaano dhaca duleedka degmada Garbahaaray ee gobolka Gedo kale wareegeen dagaalyahanada Al-Shabaab ka dib howlgalo ciidanka ammaanka...
Waare oo sheegay in DFS xayirtay lacag loogu deeqay Hir-Shabeelle.
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xayirtay in ka badan 35 milyan dollar oo Talyaaniga, Sweden,...