25.7 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Muxuu Midowga Afrika ka yiri codsigii DF ee ka dhanka ahaa ergeyga cusub?{AKHRISO}

0
Ururka Midowga Afrika ayaa diiday codsi ka yimid dowladda federaalka Soomaaliya oo ay ku dooneysay in la bedelo oo dib loo dhigo ergeyga sarre...

Khaad Ganacsato Kenyan ah u soo waday Soomaaliya oo la joojiyay

0
Ganacsatada Khaatka ee Kenya ayaa sheegay inay ku hungoobeen soo celinta xiriirka uu dalkooda la leeyahay Soomaaliya, iyagoo filayay in khaadkooda ay u dhoofin...

Inkabadan boqol askari oo Ethiopian ah oo magangalyo weydiisatay dowlada Sudan

0
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in askar nabad ilaaliyeyaal hore oo itoobiyaan ah oo tiradoodu ka badan tahay boqol ay weydiisteen magangalyo caalami ah dowlada...

Dad lagu qabqabtay howlgal laga sameeyay Beledweyne kadib weerar ka dhacay

0
Ciidamada Booliska Magalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sameeyeen howlgallo kala duwan oo ay kusoo qabteen dad lagu tuhmayo inay falal...

Booliska oo faah faahiyay khasaaraha ka dhacay qarixii ka dhacay Muqdisho

0
Taliska Ciidamada Booliska Soomaliyeed ayaa shaaciyay khasaaro dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay lagu qaaday Saldhiga degmada Waaberi...

Farmaajo oo ka hadlay qaraxa ay Saraakiisha ku dhinteen

0
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanya leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay...

Dowladda Kenya oo debcisay xayiraadihii socdaalka.

0
Dowladda Kenya ayaa khafiifisay xayiraadihii xagga socdaalka ee dalkaasi saarnaa todobaadyo, kaddib markii ay soo kordheen kiisaska xanuunka COVID-19. Inkasta oo ay dawladdu debicisay xayiraadihii...

‘Weerar Al-Shabaab ay soo qorsheeyeen oo laga hortagay lagana dilay xubno badan’

0
Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee qeybta 27-aad oo ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa faahfaahin ka bixiyey khasaaraha ka dhashay weerar ay shalay galab ku...

Faahfaahin Qarax ka dhacay Saldhiga degmada Waabari

0
Qarax ayaa goordhow Saldhigga degmada Waabari ee magaalada Muqdiaho. Qaraxa ayaa a soo sheegayaa in khasaaro dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay ka dib markii...

Loolanka Imaaraadka iyo QATAR ma sababi karaa in Soomaaliya ay lasoo noqoto kiiska dacwadda...

0
Loolanka Imaaraadka iyo QATAR ma sababi karaa in Soomaaliya ay lasoo noqoto kiiska dacwadda badda? Tan iyo markii ay Qatar ku guuleysatay Arbacadii soo celinta...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...