Monthly Archives: May 2021
Madaxda Afrikada Galbeed oo ka shiraya xaaladda Mali
Madaxda Afrikada Galbeed ayaa maanta ku kulmaya dalka Ghana si ay uga wada xaajoodaan afgembigii milatari ee labaad ee ka dhacay Mali. Madaxweynaha Faransiiska,...
Madaxweynaha Somaliland oo War kasoo saaray doorashada Beri dhaceysa
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliland u diray farriin la xiriirta doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo wada-hadallo la yeeshay dhiggiisa Pakistan
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi
Oo kulan khadka taleefoonka ah kula yeeshay dhigiisa dalka Pakistan Sadiq Sanjrani ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay...
Sheekh Shariif” Dalka Soomaaliya waxaa laga badbaadiyay dagaalo sokeeye”{AKHRISO}
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhaweeyay heshiiskii doorashada ee dhawaan lagu gaaray Magaalada Muqdisho si dalka uu u aado...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil Gaari oo ka dhacay duleedka Garoowe
Shilkaan oo ah mid gaari, isla markaana uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay waxaa uu ka dhacay duleedka Magaalada...
Madaxda Dowlad Goboleedyada & Midowga Musharixiinta oo kulan ku yeeshay Muqdisho
Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa xalay ay kulan sagootin ah Muqdisho ugu sameeyeen Madaxweynayaasha Shanta dowlad Goboleed ee Muqdisho uga qeyb galay shirkii...
Ciidanka DANAB oo sameeyay howlgal Miino baaris ah
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab ayaa howlgallo qorsheysan saacadihii la soo dhaafay waxaa ay ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose, halkaas...
Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay inay isbaarooyin ka qaadeen degmada Walanweyn
Maalmihii la soo dhaafay degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ku sugan wafdi ka socda Maamulka Koonfur Galbeed oo halkaasi u tegay xalinta...
faafaahin:Sarkaal ka tirsanaa Jubbaland iyo ilaaladiisa oo qarax lagu dilay.
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax nooca miinada ah oo ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland saacadihii lasoo...
Galmudug oo joojisay Dhismaha Golaha Deegaanka Shan Degmo{AKHRISO}
Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray Warqad Cadeynaysa in la joojiyey Dhismaha Golaha Deegaanka Shan Degmo oo kamid ah...