Monthly Archives: May 2021
QM oo ka digtay daadad kusoo wajahan Soomaaliya
Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan, kaddib roobab xoog leh...
Golaha Wasiirada Sudan oo shaaciyey Maalinta Ciidul-Fitriga
Qoraal ka soo baxay Xoghaynta Golaha Wasiirada ee dalkaasi ayaa lagu shaaciyey in Fasaxa Maalmaha Ciiddul-Fitriga ay bilaaban doonto maalinta Arbacada oo ku beegan...
Wadamada Jaamacadda Carabta oo shir deg deg ah yeelanaya
Kulan Xilliyeedka caadiga ee Wakiilladda Joogtada ee Golaha Ururka Jaamacadda Carabta ayaa waxa uu berrito oo Isniin ah ka dhici doona Xarunta Ururkaasi oo...
Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis sameeyay
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Somaliland, waxaana ay u qorneyd Wareegtada Madaxweynaha.
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid
MarkaanArkay:...
Mas’uul ka Tirsanaa wasaarada cadaalada oo lagu dilay degmada Hodan
Kooxo hubaysan, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay garsoore Cabdullaahi Cabdi Maxamed, oo ka tirsanaa wasaaradda Caddaalada xukuumadda Soomaaliya.
Marxuum Cabdullaahi Cabdi Maxamed (Bagadi), ayaa...
Madaxweyn Farmaajo oo kulan la qaatay Ganacsato
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan afur ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyay doorka ay...
Dimuqraadiyad noocee ah ayaa ka jirta Somaliland? {AKHRISO}
“Dab iyo dhagax, la iskuma dhuftee, kala dhawraay”, Abwaan Cali Sugulle (AUN)
Horraamihii bishii Febraayo 2021 ayaa maamulka Somaliland (SL) xabsiga u taxaabay murshaxiin baarlaman...
Shiinaha oo ka hadlay sida lagu burburiyay Gantaalka
Warbaahinta Shiinaha ayaa shaacisay in lagu guuleystay in la burburiyo gantaalkii Long March 5B Y2, kaasi oo maalmahan jahwareer coogan shakiyey.
Gantaalka waxaa lagu burburiyey,...
faafaahin: Hooyo & Carruurteeda uu ku dhintay darbi kusoo dumay.
Qoyska ayaa waxaa uu ku noolaa Kam barakac oo ku yaal agagaarka Jaamacadda Shabeelle ee duleedka magaalada muqdisho, waxaana ku dhintay Hooyo Shan Caruur...
DEG DDEG :- Gantaalkii Shiinaha oo Dhulka kusoo dhacay
Gantaalkii Shiinaha kasoo baxsaday ayaa goor dhaweyd ku dhacay Badweynta Hindiya, gaar ahaan biyaha Jasiirada Maldives- sidaasi waxaa shaaca ka qaaday warbaahinta Shiinaha.
Dayax gacmeedkan...