23.5 C
Mogadishu
Wednesday, July 9, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Dowladda Soomaaliya oo cambaareeysay qaraxyo lagu dilay Arday.

0
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay si kulul u cambaareeysay qaraxyo xoogan oo ka dhacay Gudaha Magaalada Kaabuul ee dalka Afgaanistaan, kuwaas...

Laba kamid ah Rag loo heystay dilkii guddoomiyihii degmada Hodan oo la siidaayay

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa waxaa ay weli wadaa ka dhageysiga Guddigii loo xilsaaray baarista dilkii Guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin Dhegajuun loogu geystay magaalada...

Muxuu CC Sharmaarke ka yiri dib usoo celinta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya?

0
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayaa wuxuu kaga hadlay arrimo ku aadan...

Maxkamadeynta rag loo heysto dilka Guddoomiyihii degmada Hodan oo mar kale bilaabatay

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa Maanta ay mar kale bilaawday dhageysiga kiiska dilka ahaa ee horaantii Bishii Janaayo ee sanankan 2021...

Wabiga Shabeelle oo markale fatahaad horleh sameeyay {AKHRISO}

0
Wabiga Shabeelle ayaa markale waxaa saacadihii la soo dhaafay uu fatahaado horleh ka geystay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Maamulka Hir-Shabeelle iyo degaano...

Khasaaro ka dhashay weerarkii Yahuudu ku qaaday masjidka Qudus

0
Ugu yaraan 205 Falastiiniyiin ah iyo lix sarkaal oo booliska Israa’iil ah ayaa lagu dhaawacay isku dhacyo ka dhacay magaalada Qudus, sida ay sheegeen...

Mahdi Guuleed oo ka hadlay Warar laga faafiyay Dacwadda Badda

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in arrinta badda ay ka madax-bannaan tahay soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo...

John Mahama oo loo magacaabay ergayga Midoowga Afrika ee Soomaaliya

0
Moussa Faki Mahamat Guddoomiyaha Midoowga Afrika , ayaa Madaxweynihi hore ee Ghana John Dramani Mahama, u magacabay in uu nooqdo ergayga u qaabilsan arrimaha...

Khasaare dhimasho ah oo ka dhashay Roobab ka da’ay Magaalada Muqdisho

0
Roobab ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa khasaare u geystay qoysas danyar oo deggan xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho iyadoona ay dumeyn guryo badan. Guri ku...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA XILDHIBAAN CABDULLAAHI SHEEKH ISMAACIIL

0
Madaxweynaha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...