25.2 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Ra’iisal Wasaare Rooble oo gaaray dalka Sacuudi Carabiya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Jeddah, isaggoo ku sii jeeda magaalada barakeysan ee Makka,si uu u soo Cumreysto. Wafdiga...

Alle ha Unaxariisto Xildhibaan Cabdullahi Sheekh Ismaaciil oo maanta Muqdisho ku geeriyooday

0
Magaaladda Muqdisho Waxaa maanta ku  geeriyooday Alle ha u naxariistee Ex Xildhibaan ahaana rug-caddaagii Dublamaasiyadda, Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya, Ambassador Xildhibaan...

Madaxweyne Deni oo u safray dalalka Itoobiya iyo Kenya

0
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kusii jeedda Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka, waxaana wafdiga Madaxweynaha ay sii mari doonaan...

Rooble oo Arrimaha doorashooyinka kala hadlay dowladda Turkiga.

0
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya Mudane Mahmet Yilmez. Rooble ayaa kala hadlay Safiirka xoojinta iskaashiga &...

Wadamada ku bahoobay G7 oo ka walaacsan xaalada siyaasada Soomaaliya

0
Wadamada ku bahoobay G7 ayaa sheegay inay ka walaacsanyihiin jahaweeerka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, isku dhacyadii rabshadaha watay ee u dhexeeyay dowladda iyo...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay soo celisay xiriirkii kala dhaxeeyay Kenya

0
Dowladda Soomaliya ayaa sheegtay in, iyada oo la ilaalinayo danaha deris wanaaga ay ku dhawaaqeyso inay dib u soo celisay xiriirkii diblumaasiyadeed ee dowladda...

Madaxweynaha Kenya oo la kulmay Ergeyga Qatar Al Qahtani

0
Madaxweynaha dalka Kenya  Uhuru Kenyatta ayaa maanta aqalka madaxtooyada ee magaalada Nairobi wuxuu ku guddoomay  dhambaal qaas ah oo uga yimid amiirka dowlada Qatar,...

Yamamoto:-Waxaa la iiga yeeray Washington si aan u gudbiyo dadka qatarta ku ah doorashooyinka...

0
Safiirka Dowladda Maraykanka ku fadhiya Soomaaliya Amp  Donald Yamamoto, ayaa looga yeeray Washington si wax looga waydiiyo xaaladda Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada ku lugta...

Dayax Gacmeed Shiinuhu hawada u direy oo dhulka ku soo dhacayo dhowaan

0
Waxaa soo baxaya cabsi la qabo dayax gacmeed Shiinaha dhowaan ay hawada u dirtey kaasoo ka baxay awoodii maamulka,waxaana la filayaa inuu toddobaadkan ku...

Itoobiya oo sheegtay in ay fashilisay Af-gambi ka dhan ahaa Xukuumadda Abiy Axmed

0
Saraakiisha Siroonka dowladda Itoobiya ayaa Bayaan ay soo saareen ku tsheegeen in koox isku xiran oo doonaysay in ay dowlad kumeel-gaar ah ku dhawaaqaan...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...