28.9 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

faafaahin:Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Gedo.

0
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degmada Ceelwaaq oo ka tirsan Gobolka Gedo ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka...

Ciidamo la kala dhex-dhigay Maleeshiyaad ku dagaalamay Gobolka Hiiraan.

0
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad iyo Maamulka Gobolka Hiiraan oo iskaashanaya ayaa kala dhexgalay laba maleeshiyo beeleed oo walaalo...

faafaahin:Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo Muqdisho lagu dilay.

0
Kooxo hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir waxaa ay ku dileen Xubin ka tirsanaa Xisbiga Dan Qaran oo uu hoggamiyaha ka yahay Musharax...

R’iisul Wasaare Rooble & Midowga Musharixiinta oo kulan yeeshay

0
Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xusseen ayaa hoygiisa Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada xilgaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble Madaxweynaha Galmudug iyo Midowga...

Askari ka tirsan Haramcad oo bixiyey xog yaab leh oo ku saabsan aragtida ciidanka...

0
Sayid Cali Xasan oo kamid ahaa ciidanka Haramcad, islamarkaana ahaa muuqaal duubaha gaarka ah ee ciidamada, ayaa shaaciyey arrin argagax leh oo ku aadan...

Oslo oo laga qaaday qeyb ka mid ah Xayiraada Coronovirus.

0
Oslo, Xukuumada Norwey ayaa maanta ku dhawaaqday in la fududeeyay qaar ka mid ah xayiraadihi saarnaa Magaalada Oslo. Dowlada ayaa xustay in wixi ka dambeeya...

Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo ku shiray Teendhada Afisiyooni

0
Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo shir ku leh teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho  ayaa ka wada hadlaya...

faafaahin:Saddex qof oo ku geeriyooday qarax ka dhacay Muqdisho.

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Kaxda ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex qof ay ku geeriyoodeen, qof kalena uu ku dhaawacmay qarax miino oo...

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay Magaalada Johwar!

0
Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad horleh ka geystay tuulooyin hoostaga Degmada Jowhar xarunta DG Hir-Shabeelle, kadib markii uu karkaarada ku jabsaday, waxaana uu saameeyay qoysaska...

faafaahin:Qarax khasaare geystay oo ka dhacay xadka Somalia iyo Kenya.

0
Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray, kadib qarax ka dhacay xadka ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Kenya. Qaraxa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...