25.9 C
Mogadishu
Wednesday, July 9, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Askarigii dilay Goerge Floyd oo codsaday maxkamadeyn cusub

0
Derek Chauvin oo ahaa sarkaal ka tirsanaa booliska magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo u xiran dilka Goerge Floyd oo ahaa nin madow ah,...

Odowaa oo shaaciyey xiliga ay Muqdisho ka baxayaan ciidamada babaado qaran {AKHRISO}

0
Cabdiraxmaan Odowaa, xoghayaha Madasha Xisbiyada Qaran oo sidoo kalena ah mudane ka tirsan golaha shacabka ayaa wareysi uu siiyey telefishanka Dalsan waxa uu kaga...

Maamulka G/Hiiraan oo Amray in Ciidamo la kala dhex-dhigo maleeshiyaadka dagaalamay

0
Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa waxaa  uu ku baaqay in sharuud la’aan ah loo joojiyo Dagaalka ka Socda degaanka Harcadeey oo oo qiyaastii 6km dhanka...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan Sacuudiga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa la waxaa filayaa in Maalinta Jimcaha ah ee Todobaadkaan uu u dhoofo dalka Sacuudiga Carabiya. Rooble ayaa...

Go’aano laga soo saaray Shir lagu heshiisiinayay Soomaalida & Oromada

0
Waxaa magaalada Jig-jiga ee dowlad degaanka Soomaalida lagu qabtay shir lagaga wada xaajoonayo adkaynta nabadgelyada deegaannada Soomaalida iyo Oromada. Shirka oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin...

faafaahin:Dagaal ka socda degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan.

0
Dagaalka oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan una dhaxeeya labada maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa uu ka socdaa meel u dhow degaanka Haracadeey...

Dadaalo Ciidamada Militariga looga saarayo Muqdisho oo socda

0
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socdo dadaalo lagu doonayo in Ciidanka Xoogga Dalka looga saaro magaalada,Ciidamada ayaa daba-yaaqadii bishii April soo baneeyay fariisimihii ay...

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka oo la kulmay Wafdiga Qatar

0
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda xilgaarsiinta Mahdi Maxamed Guuleed ayaa Maanta waxaa uu Magaalada Muqdisho  kula kulmay Ergeyga gaarka ah ee Wasiirka Arrimaha dibadda Qatar...

Ciidanka dowladda Soomaaliya oo howlgal qorsheysan fuliyay

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo kala duwan waxaa saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen degaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo mararka...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO LA KULMAY MADAXDA WARBAAHINTA MADAXA BANAAN

0
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabbilay qaar ka mid ah madaxda xarumaha warbaahinta gaarka loo leeyahay ayaa ugu hambalyeeyey...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...