Monthly Archives: May 2021
Amar kasoo baxay Taliyaha Booliska kadib Eedeynti Midowga Musharixiinta.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen Cabdi Maxamed Xasan Xijaar ayaa faray dhammaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed in ay ku Ekaadaan shaqadooda oo ah sugidda amniga...
Biden oo kordhiyay tirada Qaxootiga Sanadkii uu Mareykanka qaabilayo
Madaxweyne Joe Biden ayaa qaaday xaddiidaadda tirada qoxootiga uu sanadki dalkiisa qaabilayo uu horay u soo rogay Maamulkii Trump kaddib marki xisbigiisa uu ka...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE ITOOBIYA
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Itoobiya u qaabbilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.
Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga...
Caqabadaha uu durba wajahayo ROOBLE{Warbixin: }
Iyadoo Sabtidii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu hoggaanka doorashada iyo tan amniga doorashooyinka ku wareejiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa durba waxaa...
Yurub oo fududeyneysa xayiraadaha COVID-19.
Dalal dhowr ah oo ka tirsan Qaaradda Yurub ayaa billaabay inay khafiifiyaan bandowagii saarnaa ee la xiriiray xanuunka COVID19, waxaana shalay laga qaaday dalka...
Ciidamada Dowladda oo howlgal ku qabtay rag Burcad ah.
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleeystay inay gacanta ku dhigaan Burcad dhibaato ku haayay Shacabka ku dhaqan degaano hoosyimaado Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad...
Dr. Mutlaq oo maanta la kulmayo Qoor-Qoor, Laftagareen & Cali Guudlaawe.
Dr. Mutlaq Bin Majed Al-Qahtani Ergeyga Gaarka ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dowlada Qatar u qaabilsan la dagaalanka “Argagixisada” iyo dhex dhexaadinta xalinta khilaafaadka...
Xaaji Muuse Suudi oo hanjabaaddii ugu cusleyd u diray Farmaajo{AKHRISO}
Senator Xaaji Muuse Suudi Yalaxow oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa Madaxweyne Farmaajo ka dalbaday inuu ka baxo madaxtooyada oo guri u gaar...
Midowga Musharaxiinta oo soo dhoweeyey go’aanka RW Rooble loogu Wareejiyey Amniga iyo Doorashooyinka
Midowga musharaxiinta ayaa soo dhoweeyey go’aanka Madaxweyne Farmaajo ugu wareejiyey Arrimaha doorashooyinka Ra’iisul Wasaare Rooble,
Qoraal ay soo saareen golahamusharixiinta ayaa lagu sheegay in Ra’iisul...
Maamulka Magalada Beledweyne oo Farriin u diray Hay’adaha Samafalka
Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Magaalada Baladweyne ayaa Hay’addaha , Ganacsatada iyo deeq bixiyayaasha ugu baaqay in ay caawiyaan Qoyasaska barakacayaasha ah iyo...