26.9 C
Mogadishu
Friday, June 27, 2025
Home 2021 May

Monthly Archives: May 2021

Jubbaland oo shuruud ku xirtay ka qeyb-galka shir uu ku baaqo Ra’iisul Wasaaraha

0
Iyada oo madaxwaynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo khudbadii uu shalay ka horjeediyay Golaha Shacabka uu ku cadeeyay in howlaha doorashooyinka iyo...

Taabit Cabdi oo ku baaqay in aan shuruud lagu xirin wada-hadallada doorashada

0
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir hadana ah musharax madaxwayne Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble lagu...

Wasaaradda difaaca DF oo baafineysa ciidamo ka maqan{AKHRISO}

0
Taliyayaasha qeybaha iyo kuwa ka hooseeya ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo madaxda wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa billaabay in ay raadiyaan ciidamo boqolaal ah...

Soomaali lagu dilay Mareykanka & Booliska oo baaris wada

0
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Walaallo ahaa ayaa waxaa si isku dhow loogu dilay magaalada Kansas City, Missouri ee dalka Mareykanka ,iyada oo ay Booliska dalkaas...

RW Rooble” Waxaan naga go’an qabashada doorasho xor iyo xalaal ah”

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Xukuumadda ay ka go’an tahay inay dalka ka dhacdo qabashada doorasho xor iyo xalaal...

Mareykanka oo ballan-qaad u sameeyey Soomaaliya kadib go’aankii golaha shacabka

0
Dowladda Mareykanka ayaa soo dhoweysay go’aanka ay qaateen Golaha Shacabka Soomaaliya iyo madaxweyne Farmaajo ee looga tanaasulay muddo kororsiga, dibna loogu laabanayo heshiiskii 17-ka...

Ra’iisal wasaare Rooble oo lagu wareejiyay doorashooyinka iyo Amniga

0
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa sheegay uu ra'iisal Rooble uu hoggaamin doono doorashada...

Ra’iisal Wasaare Rooble oo Hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed. Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble  Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka...

Xisbi Mucaarad ah oo diiday in doorasho ay ka dhacdo gobolka Siti

0
Musharrixiinta Xisbiga Mucaaradka ee Xorriyadda iyo Caddaaladda uga taagneed Gobolka Siti ee Deegaanka Soomaalida ayaa sheegay iney ka laabteen musharraxnimada gobolkaasi isla-markaana ay doorashada...

Wafdi ka socda Dawlada Qatar oo dhawaan ku soo wajahan Muqdisho

0
Ergay gaar ah oo ka socda dalka Qatar ayaa la filayaa inuu toddobaadka dambe booqasho ku yimaado Soomaaliya. Ergaygan gaarka ah ayaa lagu magacaabaa Dr....

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...