Monthly Archives: May 2021
Madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland oo qaadacay shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo
Wasiirka Warfaafinta ee maamulka Jubaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo maanta ka qeyb galay barnaamijka doodda Jimcada ayaa caddeeyay in dhankooda aysan qorshaha ugu...
Golaha Shacabka oo maanta ka laabanaya muddo kordhintii Hay’addaha dowladda.
Guddoonka Golaha Shacabka ee muddo xileedkiiso dhamaaday ayaa maanta lagu waddaa in uu shir gudoomiyo kulan uu ku hortagi doono Madaxweyne Farmaajo kaasoo looga...
Madaxweynaha Jubbaland oo Farriin u diray dhaqaatiirta ku howlan ka hortagga COVID19.
Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa munaasabada 1-da May oo ah maalinta Shaqaalaha adduunka, waxaa uu ugu hambalyeeyay shaqaalaha Jubaland .
“ Waxaan...
Mareykanka oo mamnuuci doona dadka ka imaanaya Hindiya
Maraykanka ayaa xaddidi doona dadka ka imanaya Hindiya laga bilaabo Maajo 4, Aqalka Cad ayaa sheegay Jimcihii, isaga oo ku sababeeyay kor u kaca...